Omar Mohamed Ali

Omar Mohamed Ali Omar Mohamed Ali | Finance & Admin Professional | Founder of IFTIN Accounting & Digital Services. Expertise in finance, HR, and digital marketing.

Passionate about Google Ads and Facebook Ads. Let's connect! đź“© [email protected] | Dhusamareb, Somalia Mohamed Omar Ali With a master's degree in Economics and a postgraduate degree in Accounting, and Finance I am interested in studying and specializing in Economics and Finance.

22/10/2022

Free Quick-Book Online Seminar:
Kusoobiir oo noqo ka faa,iidaystayaaasha cusub i.a

https://chat.whatsapp.com/HEXAwU9qTka3ZoSlxfadiy

_______________________

Two Days Program;

Day 1: Profile creation, company formation, and day-to-day operations

Day 2: Work with bank accounts, sales tax, depreciation, and inventory control.

_________________________________

Date: 26th & 27th October 2022.

Time: 8pm.

Live on: Google Meeting.

___________________________________________

Does Somalia need good governance?Good governance is a difficult term to define, as it can mean different things to diff...
30/09/2022

Does Somalia need good governance?
Good governance is a difficult term to define, as it can mean different things to different people. In general, good governance is about making sure that institutions and processes function in a way that is transparent, accountable, responsive to citizen needs, and effective in delivering services. Bad governance, on the other hand, is typified by corruption, lack of accountability, and a general inability to meet citizen needs. In Somalia, bad governance has been a major contributing factor to the country’s problems.
you agree with me?

Gudoomiye madaale soodhowaw Kuna soodhowaw Gobal baahiyo balaran iyo fursado cariiri ah  ka jiraan lagana rabbo  wax qab...
07/09/2022

Gudoomiye madaale soodhowaw Kuna soodhowaw Gobal baahiyo balaran iyo fursado cariiri ah ka jiraan lagana rabbo wax qabad aan balan qaad ahayn ee lataaban karo kuu hanbalyay maayo lkn waan kuu duceynaynaa guuleyso.

03/09/2022

Qofwalba waxuu maanta galaa beri lagagudaa allow intiidhimatay unaxariiso.

09/08/2022

The Somali people must face the truth. I recently saw a video on social media of the president of Uganda addressing a Somali delegation that was traveling...

best wish
09/08/2022

best wish

FAALO KOOBAN
“RUNTU RABIYAY TAQAAN” WAXAY AHAYD MAHMAAHYO SOOMAALIYEED Manata waxaan baraha bulshada ka daawaday fiidiyow yar oo madax weynaha dalka Ugandan owkula hadlaayay wafdi Soomaliyeed oo dalkaas booqasho ku jooga uuna hugaaminayay madaxweynaha dalkeena anigu waxba badan hadlkaa lawada daawaday ka dhihimayo lkn Soomaalidaan hal-arin leeyahay runtii hadalka madaxweynaha dhamaan waxa uu ahay mid run ah lkn waxaa ii soobaxday in hadaan Soomaali nahay aanan jeclayn runta iyo in aan cudurka nahaaya sidhab ah nalookugu sheego aana qaadano dawadiisa, tusaale haddi aadtahay arday wax barta dhigta heer wax barasho oo cayiman sidda school ama jamacad ee aad dhacdo ee qowskaagu ay ku dhahaan anagu noloshaada waan bixin karnaa wax barashada waan kaa dhiibin karnaa meel aad wax kabarata waan ku geyn karnaa lkn imtixaanka kuuma baasi karno magar ku qabataa mase waacay iyo aflagaado aan loo meeldeyin hadaananahay Soomaali meesha aan manta joogno cidna mana dhigin ee anaga ayaa isdhignay dunidana iska reebnay marka ugu yaraan aan garano qaladkeena aan raadino sidaan uga bixin lahayn lkn cidna yanan usaarin qaladadkeena howshanadana cidna nooma qabanayso taas maankanaga hagasho aana kuwadda xisaabtano in aan maalin uun kmarano dawarsiga shisheeyaha.
ALLAA-MAHADLEH
Mr. Omar Mohamed Ali

Address

Horseed Village
Nairobi

Telephone

+252617737292

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omar Mohamed Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Omar Mohamed Ali:

Shortcuts

Share

Category