12/02/2026
Assalaamu calaykum .
Online Quran Classes for Kids
Ma rabtaa in ilmahaaga Qur’aanka si sax ah u barto isagoo guriga jooga?
Waxaan bixinaa fasallo Qur’aan online ah
✔ 4 maalin usbuucii
✔ Tajwiid sax ah
✔ La socod joogto ah
✔ Macallimad khibrad leh
Fasalladu waa gaar ahaan carruurta iyo dumarka.
Isbuuca ugu horeeya waa free
Isdiiwaangelintu hadda way furan tahay.
Fariin iigu soo dir WhatsApp number-kan hoos ku qoran.