08/04/2020
Introduction_of_Technology
Science and technology waxuu ka cawiyaa midba midba kale hormarinta environment.
Saynisku waxay I isticmaalaan si loo abuuro teknoolajiyad cusub si ay ula falgalaan xadaaradaya jira iyo kuwa cusub
Waa Habka lagu sahmiyo cilmiga cusub
Sababt oo sh scientific iyo khubarodu waxay sheegaan in ay tahay isha dhaqaalaha, sidoo kale waxaa loo isticmaalaa sadaalinta
Waxaa loo isticmaalaa sharciyada ay scientific ay sharciyeyeen si ay u hal abuuraan new product.
Sidoo kale wuxuu easy ka dhigaa wax kastoo technology la xiriira, kaa soo ay u baahan yihiin bulshada
23/03/2020
23/03/2020