Microsoft-Database

Microsoft-Database ** Noqo Qof Lagu Daydo **

Introduction_of_Technology Science and technology waxuu ka cawiyaa midba midba kale hormarinta environment.Saynisku  wax...
08/04/2020

Introduction_of_Technology

Science and technology waxuu ka cawiyaa midba midba kale hormarinta environment.

Saynisku waxay I isticmaalaan si loo abuuro teknoolajiyad cusub si ay ula falgalaan xadaaradaya jira iyo kuwa cusub



Waa Habka lagu sahmiyo cilmiga cusub
Sababt oo sh scientific iyo khubarodu waxay sheegaan in ay tahay isha dhaqaalaha, sidoo kale waxaa loo isticmaalaa sadaalinta



Waxaa loo isticmaalaa sharciyada ay scientific ay sharciyeyeen si ay u hal abuuraan new product.
Sidoo kale wuxuu easy ka dhigaa wax kastoo technology la xiriira, kaa soo ay u baahan yihiin bulshada

Faa’idada Computer-ka:1- waa aalad xawaarihiisa aad u sareeyo laguna cabbiro xawaarihiisa wax ka yar ilbiriqsi.2- wuxuu ...
23/03/2020

Faa’idada Computer-ka:

1- waa aalad xawaarihiisa aad u sareeyo laguna cabbiro xawaarihiisa wax ka yar ilbiriqsi.

2- wuxuu kuu suurto galinayaa in uu kuu kaydiyo xog aad u tiro badan.

3- in computerka aad ku xiri kartid INTERNET-ka taasoo kuu fududaynaysa inaa la xiriirtid qof walba meesha uu joogo.

Faa’ido-darada Computer-ka:

1- caafimaadka inuu khatar ku yahay.

2- inuu deegaanka saamayn ku yeesho marka la tuuro.



3- in xogta computerka lumi karto ama uu

Asc  Wuxuu bilaabayaa casharo ku saabsan ictFadlan ku baro goo walba  aad joogtoCasharo idin xiizo galiniya
23/03/2020

Asc


Wuxuu bilaabayaa casharo ku saabsan ict

Fadlan ku baro goo walba aad joogto

Casharo idin xiizo galiniya

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Microsoft-Database posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category