Somali Female Students-Kenya

Somali Female Students-Kenya Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Female Students-Kenya, Education Website, Nairobi.

"وَأُخْرَى تُحِبُّونَهَا نَصْرٌ مِنَ اللَّهِ وَفَتْحٌ قَرِيبٌ وَبَشِّرِ الْمُؤْمِنِينَ"
14/04/2024

"وَأُخْرَى تُحِبُّونَهَا نَصْرٌ مِنَ اللَّهِ وَفَتْحٌ قَرِيبٌ وَبَشِّرِ الْمُؤْمِنِينَ"

Iyadaa GurboodkiyoGurgurshaa NaftaadiyoGar hayaaga NoqoteeHadaan Gabari Kula JirinIleen Noloshu Guul Maleh. .
08/08/2019

Iyadaa Gurboodkiyo
Gurgurshaa Naftaadiyo
Gar hayaaga Noqotee
Hadaan Gabari Kula Jirin
Ileen Noloshu Guul Maleh.

.

30/07/2019

“”We Always Believed That One Women’s Success Can Only Help Another Women’s Success””



Kusoo dhawaada golle cusub oo ay ku midoobeen dhamaan gabdhaha soomaaliyeed ee wax ka barta Dalkan Kenya.Ka gadaal marka...
27/07/2019

Kusoo dhawaada golle cusub oo ay ku midoobeen dhamaan gabdhaha soomaaliyeed ee wax ka barta Dalkan Kenya.

Ka gadaal markaan aragnay baahida loo qabo in la helo madal ay ku mideysanyihiin dhamaan gabdhaha wax ka barta dalkan Kenya waxaa la isla qaatay in la aas aaso golle ay gabdhaha aragtiyadooda kusoo gudbiyaan kuna wada tashtaan.
Alxamdulilaah, maanta ayey noo suura gashay riyo mudo aan ku taamayney.

Nagu soo biir hadaad tahay gabadh soomaaliyeed oo Kenya wax ka barata,
MAHADSANIDIIN.

Fadlan noo share gareeya si gabdhaha dhamaantood ay u gaarto.

Together, we can turn around all the impossibilities.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Female Students-Kenya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share