17/12/2024
إنا لله وإنا إليه راجعون كل نفس ذائقة الموت أللهم إغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين اللهم لا تحرمنا أجر ه ولا تفتنا بعده
Allaah U Naxariistee Waxaa Caawa Dalka Holland Ku Geeriyooday Caalimka Soomaaliyeed Ee Sh Muuse Cade Kaasoo Ahaay Shiikh Aad Loo Wada Jecelyahay Islamarkaana Ahaay Shaqsi Caan Ku Ah Taqwada Alle SWT Taasoo Ah Waxa Adduunkaan Intaad Joogto Lagu Maqaam Gaaro .
Geerida Shiikha Waa Mid Xanuun Badan Balse Waa Xaq Oo Qoskasta Oo Koonkaan Kunool Ayaa Dhimanaya Waxaana Alle SWT Uga Rajeynaa Inuu Shiikha Ku Galladeysto Jannooyinkiisa Midda Ugu Sarreyso Oo Ah Jannatul Firdowsa .
Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh Hawada Uga Marinayaa Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Uu Kabaxay Shiikha Gaar Ahaan Qoyska , Qaraabada Iyo Jameecada Uu Kabaxay Waxaana leenahay Shiikha Wuu Naga Wada Tagay Samir Iyo Iimaan Eeba Hanaga Wada Siiyo Qabrigiisa Allaah U Waasiciyo Jannatul Firdowsana Allaah Kawaraabiyo Intuu Katagayne Allaah U Wali Noqdo.