Somaliweyn Voluntary Online University

Somaliweyn Voluntary Online University Aqoonkoriyeonlineacedamy waa madal waxbarasho oo online ah ujeedadeeduna tahay sare u qaadida aqoont

26/08/2022

Ogeysiis.
Ku baro Accounting si lacagla,aan ah

Waxaa socdo course lagu baranayo Financial Accounting.

Kuso dhawado cashirkii 4aad

Waxaan u taaganahay caawinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan iska bixin karin qarashka wax barashada in ay wax bartaana jecel.

25/08/2022

Ogeysiis.
Ku baro Accounting si lacagla,aan ah

Waxaa socdo course lagu baranayo Financial Accounting.

Kuso dhawado cashirkii 2aad

Waxaan u taaganahay caawinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan iska bixin karin qarashka wax barashada in ay wax bartaana jecel.

25/08/2022

Ogeysiis.
Ku baro Accounting si lacagla,aan ah

Waxaa socdo course lagu baranayo Financial Accounting.

Kuso dhawado cashirkii 3aad

Waxaan u taaganahay caawinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan iska bixin karin qarashka wax barashada in ay wax bartaana jecel.

23/08/2022

Ogeysiis.
Ku baro Accounting si lacagla,aan ah

Waxaan bilaabeynaa course lagu baranayo Financial Accounting.

Qaabka cashirado ku baxayaan waa online
Telegran app ayaa laso galinayaa cashirada

Linkiga telegramka casharada laso galin doono.

https://t.me/+EpDFcotyjTU4ZGE8

Waxaan u taaganahay caawinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee aan iska bixin karin qarashka wax barashada in ay wax bartaana jecel.

03/03/2022

Nuucyada kala duwan ee ganacsiga

Merchandise Business.

Ganacsi ku salaysan badeeco in lasoo iibsado dibna loo sii iibiyo faaiido inta la saarto. Tusaale. Dukaamada supermarketska. Pharmacyga. Crwooyinka

Manufacturing Business.

Ganacsiga warshadaha waa midkaan, tusaale warshada shaambada sameyso hada usoo qaadano, waxyaabo kala duwan ayey soo gadaneysaa way warshadeenaysaa kadib shaampo ayey soo saaraysaa.

Service Business.

Ganacsiga waa mid bixiyo adeeg.

adeegs ayuu dadka siiyo kadib ayuu lacag ku dalacaa. Tusaale. Telecommunication service. (Hormuud, Somnet, Somtel

Hadabe ganacsiga nuucee ayeey soomaalidu u badantahay fikirkaaga hoos noogu reeb.

W/Q Mohamed abdulkadir prof Musharaf

03/06/2021

π—’π—šπ—˜π—˜π—¬π—¦π—œπ—œπ—¦ π— π—¨π—›π—œπ—œπ—  𝗔𝗛

Waxaa la ogeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada in akadamiyada Aqoonkoriyeonlineacedamy bilaabi doonto qabashada arday cusub

1 Waxbarashad waa lacag la,aan
2 Habka waxbarashada machadka wa 𝗒𝗻𝗹𝗢𝗻𝗲
4 Cashirada waa maqal iyo muqaal
5 Cashirada waxaa lagu qadanaya
whats up
6 Manhajka waxbarashada waa English/Somali
7 Akademiyada waxa ay bixinaysaa shahaado Diploma ah

Courseska akademiyada bixinaysa waxaa kamid ah

1 Principle of Marketing 2Months
2 Small Business Management 2Months
3 Logistics and procurement 2Months
4 Principle Of Accounting 2Months
5 Monitering and Evaluation 2 Months

Duruusta waxa ee bilabanesa 05/06/2021

Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka

0612110007

Ama riix link gaan hoose waxa uu si toos ah kuu keenaya whatsApp kena

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://wa.me/message/M2FB6WDWIHJVG1

27/04/2021
10/04/2021

Maalgelinta aqoonta ayaa laga helaa faaiidada ugu fiican.

- Benjamin Franklin
✍️

An investment in knowledge pays the best interest. – Benjamin Franklin

Address

Nairobi
254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliweyn Voluntary Online University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somaliweyn Voluntary Online University:

Shortcuts

Share

Category