Ahmad Abdirzak Ali Aato.

Ahmad Abdirzak Ali Aato.

Share

joournalist Page, news anchor, Breaking NEWS commentator And Presenting LIVE event Happening around the World.

16/02/2025

Victor Lindelof ayaa ah laacibka kaliya ee fadhiya kaydka Manchester United ee uu soo doortay Ruben Amorim maanta kaas oo ah xidiga qibrad u leh Premier League... waxaana ku soo biiri doona 8 xidigaha akadeemiyadda ah.

Crisis ๐Ÿค•

12/02/2025

Liverpool ayaa markii ugu horryasay taariikhdeeda soo magacaawday saf uusan kujirin ciyaaryahan ingiriis ah iyada oo ciyaaraysa ciyaar heerka sare ah(top-flight match)โŒ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ

11/02/2025

Safka Manchester City ee wajahaya Real Madrid.

07/02/2025

๐Ÿšจโš ๏ธ ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹: Man City ayaa ka saartay liiska xidigaha uga qayb galaya Champions League saxiixeeda cusub ee ay kula soo wareegtay โ‚ฌ35m laacibka lagu magacaabo Vitor Reis. ๐Ÿšซ

Omar Marmoush, Nico Gonzรกlez iyo Khusanov ayaa dhammaan ka soo muuqday xidigaha uu doortay Pep Guardiola.

05/02/2025

๐Ÿšจ๐Ÿ’ฃ Obi Mikel: โ€œJackson kuma filna Chelseaโ€ฆtaasi waa daaqad kale oo Ina dhaaftay taas oo kooxda aysan sameen saxiixyo waxaan u maleeneenaa in aan u baahannahay In aan ku dhameesanno afarta sare.โ€

Obi Mikel oo horay ugu soo ciyaaray Blues ayaa aan taageere wayn u aheen weeraryahanka kooxda Stamford Bridge isaga oo sidoo kale bilawgii fasal ciyaareedkan mar dhaleeceeyay.

03/02/2025

๐Ÿšจ ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹: Manuel Neuer hal Sano oo heshiis cusub ah u saxiixay kooxdiisa Bayern kaas oo ku eg June 2026! ๐Ÿ”ดโšช๏ธ๐Ÿ

Neuer ayaa kooxda Bavaria u saftay 5๏ธโƒฃ4๏ธโƒฃ7๏ธโƒฃ kulan ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช

โ€ฆ๐’•๐’‰๐’† ๐’”๐’•๐’๐’“๐’š ๐’ˆ๐’๐’†๐’” ๐’๐’ ๐Ÿ’ญ๐ŸŒŸ

01/02/2025

Kulamada laga ciyaari doono Premier League maanta oo sabti ah:

30/01/2025

๐Ÿšจ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ ๐Ž๐…๐…๐ˆ๐‚๐ˆ๐€๐‹: Hakim Ziyech isaga dhaqaaqay Galatasaray isaga oo kubiiray kooxda Al Duhail oo kadhisan dalka Qatar๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ

Photos from Warsidaha Ciyaaraha's post 30/01/2025
26/01/2025

Kyle Walker ayaa kooxdiisa cusub ee AC Milan u xiran doona No.32, lamabarkaan oo uu horay kooxda Serie A u xiran jiray laacibkii ree England ee David Beckham. ๐Ÿ˜ฏ

25/01/2025

Mo Salah ayaa haatan ka goolal badan kulamada Premier League (19) gool iyo (13) caawin taas oo kabadan intii uu sameeyay dhammaan xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay markaa oo uu dhaliyay(18 goal, iyo 10 caawin ).

Weeraryahanka masar ayaa saftay ๐Ÿ”Ÿ kulan kayar lntii uu saftay fasal ciyaareedkii lasoo dhaafay ๐Ÿคฏ

25/01/2025

Myles Lewis-Skelly wa ciyaaryahankii seddexaad ugu daโ€™da yar ee Casaan loo taago taariikhda Premier League, isaga oo jira daโ€™da 18 sano iyo 121 maalmood .

Kaliya Wayne Rooney iyo Michael Owen ayaa iyaga oo kayar casaan qaatay ๐ŸŸฅ

(Xigasho: OptaJoe)

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


North View Road
Nairobi