Waa kalimadi c.raxman zaylici oo noogu casuuna xaflada wuxuna yahay lataliyaha markazka qaybtiisa maadiga ajir badan allah hasiiyo asaga iyo california group of school
Xanaanada thurayya - حضانة الثريّا
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xanaanada thurayya - حضانة الثريّا, Education, Nairobi.
Waa xarun ababin oo dhallaanka lagu barayo diinta iyo hab-dhaqan-ka suubban laguna hor marinayo garaadkooda iyo maskaxdooda, Waxay diiradda saaraysaa ilmaha da'diisu tahay 3jir illaa 7jir, Waxaana gacanta ku haya gabdho arimaha dacwada u uloleeya.
Kalimadii aadka uqiima badnayd ee noojediyay fadiilata shaykh a sayyid
عبد الحليم شيخ يوسف سيد
Masha allah xafso iyo xamdi qasiidadi aadabta dhaalibul cilmiga
Waa qaybti siminarka aan uqabanay ardayda schoʻlka
Masha allah bashaair oo noosojedinayso axaadiith nabawiyah
Qaybti siminarka aan uqababay ardayda schoolada
Masha allah ayan oo noosogudbinayso jazari
Masha allah waa qaybihi tarbiyada
Masha allah caaishah iyo xayaat
Waa ardaydi oogu horaysay ee markazka lagu furay illahay habarakeyo hana xifdiyo
ماشاء الله على هذا الترحيب الجميل بنات ثريا
Masha allah wà ardayda markazu thurayà
قراءة مجودة الطالبة :: كوثر
21/12/2024
Waxa manta siwanagsan noogusoo dhamaaday xafladii qalin jabinta iyo siminarki sanadlaha ahaa
Illahay ayay mahadoodhani usugnaatay noofudaydiyay
28/11/2024
Ziyaaradi fadiilata shaykh abuu dhalxa allah hakaraameye uu nooguyimid aad baan oogaga mahad celinayna hadan nahay bahda markazka THuraya
04/11/2024
Masha allah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Nairobi
00100
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 17:00 |
| Tuesday | 07:30 - 17:00 |
| Wednesday | 07:30 - 17:00 |
| Thursday | 07:30 - 17:00 |
| Friday | 07:30 - 17:00 |
| Saturday | 07:30 - 17:00 |
| Sunday | 07:30 - 17:00 |