Xanaanada thurayya - حضانة الثريّا

Xanaanada thurayya - حضانة الثريّا Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xanaanada thurayya - حضانة الثريّا, Education, Nairobi.

Waa xarun ababin oo dhallaanka lagu barayo diinta iyo hab-dhaqan-ka suubban laguna hor marinayo garaadkooda iyo maskaxdooda, Waxay diiradda saaraysaa ilmaha da'diisu tahay 3jir illaa 7jir, Waxaana gacanta ku haya gabdho arimaha dacwada u uloleeya.

04/01/2025

Waa kalimadi c.raxman zaylici oo noogu casuuna xaflada wuxuna yahay lataliyaha markazka qaybtiisa maadiga ajir badan allah hasiiyo asaga iyo california group of school

01/01/2025

Kalimadii aadka uqiima badnayd ee noojediyay fadiilata shaykh a sayyid
عبد الحليم شيخ يوسف سيد

30/12/2024

Masha allah xafso iyo xamdi qasiidadi aadabta dhaalibul cilmiga
Waa qaybti siminarka aan uqabanay ardayda schoʻlka

30/12/2024

Masha allah bashaair oo noosojedinayso axaadiith nabawiyah
Qaybti siminarka aan uqababay ardayda schoolada

30/12/2024

Masha allah ayan oo noosogudbinayso jazari

29/12/2024

Masha allah waa qaybihi tarbiyada

29/12/2024

Masha allah caaishah iyo xayaat

Waa ardaydi oogu horaysay ee markazka lagu furay illahay habarakeyo hana xifdiyo

28/12/2024

ماشاء الله على هذا الترحيب الجميل بنات ثريا

28/12/2024

Masha allah wà ardayda markazu thurayà
قراءة مجودة الطالبة :: كوثر

Waxa manta siwanagsan noogusoo dhamaaday xafladii qalin jabinta iyo siminarki sanadlaha ahaa Illahay ayay mahadoodhani u...
21/12/2024

Waxa manta siwanagsan noogusoo dhamaaday xafladii qalin jabinta iyo siminarki sanadlaha ahaa
Illahay ayay mahadoodhani usugnaatay noofudaydiyay

Ziyaaradi fadiilata shaykh abuu dhalxa allah hakaraameye uu nooguyimid aad baan oogaga mahad celinayna hadan nahay bahda...
28/11/2024

Ziyaaradi fadiilata shaykh abuu dhalxa allah hakaraameye uu nooguyimid aad baan oogaga mahad celinayna hadan nahay bahda markazka THuraya

Masha allah
04/11/2024

Masha allah

Address

Nairobi
00100

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Friday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+254725455099

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xanaanada thurayya - حضانة الثريّا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category