Sihaam Fuad

Sihaam Fuad

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sihaam Fuad, Education, Nairobi.

20/02/2026

Saliida mucjisada la isla arag
Hada dalbo hada hel mucjisada

19/02/2026

Xalka baabasiirka ee kaga maarmi karto qaliinka iyo waxyabaha la halmaan si fudud kagana caawinaya

Hadaba number ka hoose nagala soo xariir

center change

24/03/2024

🥰📌

28/10/2023

{ Khudbadii Sheekhii yaraa ee imaamka ahaa iyo khatiib masjidka ee Sheekh Cabdisalam Maxamed oo aan soo tarjumay, waxaan rajeynaa inaad wada akhrisaan xataa haday idiinku dheerato, sababto ah waqti badan ayaan geliyey si loo akhriyo in’shaa’allaah anigana ajir Allaha iiga qoro,akhriya Ilaah dartiisa }👏🏾✍🏽

CALAAMADIhII WAAWEYNAA EE SAACADA:
————————————————————————

Waxaa soo baxaayo qiiq oo calaamadihi saacada ah oo buuxinaayo cirka iyo dhulka, qiiq cajiib ah oo cadiim ah oo dadka kawada argagaxaan, qiiqaasna waa sedexdii calaamadood keliya ee ugu dambeeyey, waana qiiqa gaar ahaan suurad loogu soo dejiyey سورة الدخان .

فَارْتَقِبْ يَوْمَ تَأْتِي السَّمَاءُ بِدُخَانٍ مُّبِينٍ (10) يَغْشَى النَّاسَ ۖ هَٰذَا عَذَابٌ أَلِيمٌ (11)

Qiiqaas wuxuu ka imaanaa cadaabu jahannama, mu’miniinta wax yeelo culus ma gaarsiinaayo qiiqaas, sidii xasaasiyada ama hargab khafiif oo kale ayuu ku noqonaa, laakiin kuwa aan mu’miniinta ahayn aad iyo aad ayuu u wax yeeleynaa, ka dib wuu noqonaa qiiqii markaasa qoraxdii waxay kasoo baxeysaa galbeedka, waa marka uu Rasuulkaﷺ yiri saacada ma dhaceyso ilaa qoraxda ay galbeedka kasoo baxdo, markaasaa kii aan muminka ahayn xataa markaasuu dhahaa aamantu billaah waa tawba keenay, waqtigaasna tawbada mala ogolaanayo. Sedex maalin ayey qoraxda galbeedka kasoo baxeysaa oo ay bariga u dhaceysaa, ka dib waxay ku noqoneysaa caadigeedii oo bariga ayey kasoo baxeysaa.

Markay qoraxda booskeeda ku noqoto isla markii waxaa soo baxeyso الدابة bahalki xayawanka ahaa, oo muhimada ay usoo baxdayna ay tahay inay dadka kala calaamadeyso, gacan waxay ku wadaa خاتم سليمان faraantigii Sulayman, gacanta kalena ushii Musa, gaalada faraantiga ayey ku taabanee oo ay calaamad uga dhigeysaa, muslimkana usha ayey ku taabanee oo ay calaamad uga dhigeysaa. Mid walboo kaafir ah oo ay faraantiga ku taabato mugdi iyo madow ayuu noqonaa, mid walboo muslim ah oo usha ku taabana wuu iftiimaa wuu nuuraa.

Ka dib bahalkii xayawaanka ahayd ayadana way noqonee waa la waynaa.
Ka

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Nairobi