Baro Caalamka

Baro Caalamka ASC,dhamaan umada somaliyed walalayal Baro caalamka waxaad ka faa'iidi doontaa barashada juquraafiga.

19/12/2023

ASC,dhamaan umada somaliyed walalayal Baro caalamka waxaad ka faa'iidi doontaa barashada juquraafiga.

Hambalyo! Baro caalamka ayaa lagu soo daray liiska iskuulada iyo jaamacadaha oo ah mid kamida madallada laga agaasimo xa...
19/12/2023

Hambalyo! Baro caalamka ayaa lagu soo daray liiska iskuulada iyo jaamacadaha oo ah mid kamida madallada laga agaasimo xarumaha waxbarashada kuwooda ugu horreeya qaabka online-ka ah. ๐Ÿ‘

ASC,dhamaan umada somaliyed walalayal Baro caalamka waxaad ka faa'iidi doontaa barashada juquraafiga.

"Exciting news! We are thrilled to announce that Baro Caalamka is now listed on SchoolAndCollegeListings, a leading onli...
19/12/2023

"Exciting news! We are thrilled to announce that Baro Caalamka is now listed on SchoolAndCollegeListings, a leading online directory for educational institutions. Visit our listing at https://www.schoolandcollegelistings.com/SO/Mogadishu/101205528056079/Baro-Caalamka to explore our comprehensive educational programs, dedicated faculty, state-of-the-art facilities, and student success stories. Discover why we're the perfect choice for nurturing young minds and providing quality education. Help us spread the word! Share our listing with your friends, family, and community. Your support means the world to us. Together, let's empower more students and shape a brighter future."

ASC,dhamaan umada somaliyed walalayal Baro caalamka waxaad ka faa'iidi doontaa barashada juquraafiga.

04/12/2023

Baro caalamka || xalqadii 16aad || waddanka Bhutan.




ka dhiibo.

.mahadsanid๐Ÿ‘

27/11/2023
27/11/2023

Wax ka baro waddanka Benin || Baro caalamka || xalqadii 15-aad ||




.mahadsanid๐Ÿ‘

14/04/2023

Baro caalamka || Xalqadii 14-aad || wax ka baro waddanka Belgium ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ช




.mahadsanid๐Ÿ‘

๐Œ๐”๐‚๐‰๐ˆ๐’๐Ž!Sawiradaan waa sawirro dhagax.Laakiin ma'ahan kaliya sawirro dhagax ee waa dhagax shabbahda maska adduunka ugu w...
17/03/2023

๐Œ๐”๐‚๐‰๐ˆ๐’๐Ž!

Sawiradaan waa sawirro dhagax.Laakiin ma'ahan kaliya sawirro dhagax ee waa dhagax shabbahda maska adduunka ugu weyn ee loo yaqaanno ANACONDA.
Maskaan ayaa laga helaa qaaradda Latin America ama south America iyo kaymaha Amazon.

Allahu Akbar!





.mahadsanid๐Ÿ‘

24/11/2022

Asc dhammaan asxaabta Ku xiran Baro Caalamka.
Waan Ka xumahay baryahaan ismaanan maqal.
Isku soo laabasho wacan.
Soo dhawaada.

.

Daraasaad ay shirkad maraykanka laga leeyahay Ka samaysay dowlad deegaanka soomaalida ayaa lagu ogaaday in uu halkaa Ku ...
27/08/2022

Daraasaad ay shirkad maraykanka laga leeyahay Ka samaysay dowlad deegaanka soomaalida ayaa lagu ogaaday in uu halkaa Ku jiro cadad dhan 7 trillion (doollarka maraykanka) oo isugu Jira saliida caydhiinka ah iyo gaaska dabiiciga ah.

Xigasho: BBC Somali

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya waxaa loo doortay William samoei Ruto.
15/08/2022

Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya waxaa loo doortay William samoei Ruto.



Asc jimco Mubaarak dhammaantiin.Haddaba,su'aal;maka mid tahay asxaabta kuxiran Baro Caalamka? Hadday jawaabtaadu tahay h...
12/08/2022

Asc jimco Mubaarak dhammaantiin.
Haddaba,su'aal;maka mid tahay asxaabta kuxiran Baro Caalamka?
Hadday jawaabtaadu tahay haa,fadlan hoos kusoo qor.mahadsanid๐Ÿ‘


Address

General Wairunge
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baro Caalamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Baro Caalamka:

Shortcuts

Share