01/08/2024
*Fursad wayn Doulingo English Test* Haddii aad fursaad u wayday inaa diyaariso-English ka (IELTS iyo TOEFL) si aad jaamcadaha caalamka uga faa'idaysato _hadaba waxaa ogaata inuu jiro mid lamid ah oo la yaqaano ( Doulingo) kaas oo aad ku diyaarin karto Online walibana aad ku gali karto online adigoo somalia iyo guud ahaan caalamka meelkasta aad ka joogto sidokale aad heli karto shahaado la mid ah IELTS iyo Tofel
hadaba waxa jira courses Online ah
kaas oo lagugu barayo siddii aad ugu guulaysan lahyd intixaanka *Doulingo* kadibna kuu sahlaya inaa intixaanka gasho oo shahaadada hesho adigoo somalia jooga - mudada uu socoanayo waa afar asbuuc ( 4weeks ) Kadibna aad uga faaidaysan- doonto inaa ku xeraysato jamacadaha caalamka ee Canada, USA, Europe, UK, Ireland, Hadaba is diwaangali oo kafaaidayso fursadaas maanta.
1:Waa maxay duolingo English Test?
-Waa intixaan caalami ah oo la mid ah IELTS iyo TOEFl,waxaa uu kuu sahlaya inaa sifidud wadamada caalamka uga hesho fursado wax barasho ( Canada,USA,Europe ) waxaana ka mid ah -Scholarships ka,Intershipska ,fellowships ka,Training ka-
*Intixaanka Duolingo waxa uu noqday intixaan caan ah sanadihi u danbeyey. popular ah) in kabadan 4,000 jamacadod iyo institutions ayaa aqoonsan,oo ku kalayaal ,Canada,USA,EUROPE
Madam ay jiraan dhaliyaro badan oo raba inay ka faaidaystaan jamacadaha caalamka balse shuradahaas kagu xiranyihiin laakiin Duolingo english ayaa kaaga filan.
-Ma’aha kaliya scholarship balse shaqooyinka sidokale ayuu kaa caawinaya ,haaya’ddaha caalamiga ah,interviews ka.
2:Sidokale faa’idooyinkiisa waxa kamida !
*Qofka usaga oo gurigiisa jooga Somalia ayuu gali karaa ,Duolingo English Test.
-Halka intixaanada kale (IELTS iyo TOUFEL ,aytahay inaa safar ugasho wadamada jaarka ah aado oo lacag badan kaa baxdo.
-wakhti ga intixaanka aad galayso (DUOLINGO) oo kooban halka kuwa kale mudo kugu qaadanyso-15 ilaa 10 days
-Wakhtiga natiijada ku helayso waa 2 or 3 days
Halka kuwa kale mudo kaala maqnaanayan.
-Qiimaha intixaanka lagu galayo (Duolingo) oo aad u yar halka kale aad ubadanyihin marka waa
Fursad cajiiba
*Marka anaga waxaan kuu samaynaynaa courses Online oo ku saabsan preparation inaa isdiyaariso ka hor inta aadan galin intixaanka Duolingo kaas oo kuu saamaxaya inaa ku baasto intixaanka kadibna shahaadada hesho,adigoo gurigaaga jooga.
*Waxaa kuu dhigaya macalimin kenyan ah oo khibrad 10years experience ah leh oo ah institutions ka ugu waawayn dalka kenya.
*waxaa helaysaa macalimin si live kugu dhigaya xiiasada .
*Waxa uu leeyahay maalmo hadal kaliya ah
*waxaana lagaa dhisayaa qaybaha intixanka
*waxa lagu hagayaa ilaa aad intixanka ka galayso oo aad ka baasto,waxaa xataa laguu samaynayaa booking exam free ah.
*Inaa hesho practice joogta ah intixanka Duolingo inta aadan galin kan rasmiga ah .
*Mudada uu soconaayo waa 4weeks
Duolingo imtixaanka qaabka u galayso iyo diyaarinta faa’idadiisa.
*Courses ka inaa diyaariso ayaa ugu
horaysa yacni inaa preparation samayso inta aadan galin imtixaanka marka taas samayso kadib ayaa intixaanka gali kartaa -taasna hada waa socotaa waxaana dhigaya macalimin kenyan ah
*Laakiin Imtixaanka waxaa toos kaga
gadaya centerka Duolingo waxaana ku galaysaa hab online ah adigoo
gurigaaga jooga waxaana ka galaysaa wepsite kooda anagana kaa caawinayna.
3days kadibna shahadada ayad
helaysaa, xaruntoodu waxay ku taala
dalka maraykanka marka aad gasho
kadib ayay kugu soo dirayan e-mail ka.
kadibna wad la soo baxaysa
• preparation ka gofkasta diyaarin kara
-Qof hadduu school dhamayey waa
diyaarin kara waayo waxa lagu barayo waa sidaa imtixaan ugu guulaysan lahayd marka dhamaysana waxaa
awood u leedahay inaa gasho
intixaankaas oo natiijo fiican keento.
- Jamacadaha aqbala waxay gaarayaan ilaa 4,000 oo institution’s
- google ka fiiri jamacadaha magacyadooda sida UK 🇬🇧 canada iyo USA 🇺🇸 kuwa ku yaala.
*Si aad u hesho faahfaahin iskagana diwaangaliso courses kaas la xirir numbaradaan.
+254799994060
+252907249086
+252633951919
Ku soo biir WhatsApp groupkan👇
https://chat.whatsapp.com/EsFX0gfyP9r8WTB0uWNAWr
Educational Concultancy