Hirola School Of Languages

Hirola School Of Languages Motto: A Journey To Excellence

02/11/2022

HIROLA INSTITUTE SCHOOL OF LANGUAGES

KUSOO DHAWAAW GACMA FURAN

LOCATION: Nairobi-Kenya Eastleigh 7th Street Third Avenue

Contact: +254725 549818 / +254725 009082

23/10/2022

HIROLA INSTITUTE SCHOOL OF LANGUAGES

Are you looking for short and comprehensive courses for languages and computers? JOIN US TODAY

CONTACT US
+254725549818 / +254725009082

EASTLEIGH, 7th Street 3rd Avenue

HIROLA INSTITUTE SCHOOL OF LANGUAGES Waxuu ku yaalaa Nairobi-Kenya Eastleigh 7 Street Third Avenue Iskuulka waxyaabaha a...
19/10/2022

HIROLA INSTITUTE SCHOOL OF LANGUAGES

Waxuu ku yaalaa Nairobi-Kenya Eastleigh 7 Street Third Avenue

Iskuulka waxyaabaha aad ka barankarto waxaa kamid ah

▪︎ ENGLISH
▪︎ KISWAHILI
▪︎ ARABIC
▪︎ MATH
▪︎COMPUTER

Hadii aad ku dhib qabto suuqa iyo lamacaamilka dadka ku hadla luqada Kiswahili-ga iyo English-ka
Waxaad ka barankartaa HIROLA INSTITUTE SCHOOL OF LANGUAGES oo lagaaga furay Nairobi-Kenya Eastleigh 7 Street Third Avenue

Waxaa wax kugu bari doono macalimiin aad ugu takhasusay waxyaabaha ay ku barayaan
Oo isugu jira macalimiin kugu bareesa Luqada Somaliga iyo macalimiin kugu bareesa KISWAHILI-ga iyo Luqada English-ka

Waxaad kaloo ka heleesaa Iskuulka English to English
English to KISWAHILI Iyo KISWAHILI to KISWAHILI

Sidoo Kale waxaa lagaa Saxayaa qoraalka iyo dhawaaqa luqada English iyo Grammar-ka
iyadoo laguugu baraayo muda kooban lagaana dhumineen waqti

QEYBAHA ENGLISH-KA

□ ENGLISH BEGINNERS
□ ENGLISH INTERMEDIATE
□ ENGLISH ADVANCE

BUUGAAGTA LAGAA BARAAYO WAXAA KAMID AH

▪︎ IELTS BOOKS LIFE SKILLS SPEAKING & LISTENING

Levels

Beginner = A1
Elementary = A2
Intermediate =B1
Upper-intermediate = B2
Advanced = C1
Proficiency = C2

KISWAHILI-ga waxaa laguu barayaa oo u dajisan iskuulka inuu ku barto qofka 6 bilood dadaal badana lagu galin doono

KISWAHILI BUUGAAGTA LAGUUGU BARAAYO WAXAA KAMID AH

□ KISWAHILI M***I

WAQTI ISKUULKA FURANYAHAY

ISNIINTA ILAA JIMCAHA "MONDAY TO FRIDAY"
7:00AM SUBAXNIMO ILAA 9:00PM FIIDNIMO "7:00AM Morning to 9:00PM At night"

Address

Eastleigh
Nairobi
00610

Opening Hours

Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirola School Of Languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hirola School Of Languages:

Shortcuts

Share