Hirasho Online Academy

Hirasho Online Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirasho Online Academy, Education Website, Nairobi.

Ku Baro Qurโ€™aanka Kariimka iyo Culuumta Islaamka si Fudud Oo Casri ah sida: ๐Ÿ”นXifdinta Qurโ€™aanka kariimka
๐Ÿ”นAkhriska iyo Qoraalka
๐Ÿ”นCuluumta Shareecada
โ— ๐“afsiir โ€“ ุชูุณูŠุฑ โ— ๐‚aqiidada โ€“ ุนู‚ูŠุฏุฉ
โ— ๐’iirada _ ุงู„ุณูŠุฑุฉ โ— ๐—adiiska โ€“ ุงู„ุญุฏูŠุซ

๐ŸŒ™ ุชู‡ู†ุฆุฉ ุจู…ู†ุงุณุจุฉ ุนูŠุฏ ุงู„ูุทุฑ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒุŒ    ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฌุนู„ ุฃูŠุงู…ูƒู… ูƒู„ู‡ุง ูุฑุญู‹ุง ูˆุณุนุงุฏุฉ Hirasho Online Aca...
19/03/2026

๐ŸŒ™ ุชู‡ู†ุฆุฉ ุจู…ู†ุงุณุจุฉ ุนูŠุฏ ุงู„ูุทุฑ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒุŒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฌุนู„ ุฃูŠุงู…ูƒู… ูƒู„ู‡ุง ูุฑุญู‹ุง ูˆุณุนุงุฏุฉ Hirasho Online Academy

06/03/2026

Hirasho Online Academy

ุฃู‡ู„ู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ุจุงู„ุฃู…ู† ูˆุงู„ุฅูŠู…ุงู† ูˆุงู„ุณู„ุงู…ุฉ ูˆุงู„ุฅุณู„ุงู…. ูˆ ุงู„ููˆุฒ ุจุงู„ุฌู†ุงู† ูˆ ุงู„ู†ุฌุงุฉ ู…ู† ุงู„ู†ูŠุฑุงู†๐Ÿคฒ๐ŸปHirasho Online Academy
17/02/2026

ุฃู‡ู„ู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ุจุงู„ุฃู…ู† ูˆุงู„ุฅูŠู…ุงู† ูˆุงู„ุณู„ุงู…ุฉ ูˆุงู„ุฅุณู„ุงู…. ูˆ ุงู„ููˆุฒ ุจุงู„ุฌู†ุงู† ูˆ ุงู„ู†ุฌุงุฉ ู…ู† ุงู„ู†ูŠุฑุงู†๐Ÿคฒ๐Ÿป
Hirasho Online Academy

05/09/2025

๐Ÿ“–โœจ Ku Baro Qurโ€™aanka Kariimka Online! โœจ๐Ÿ“–
Ma rabtaa inaad si fudud ku xifdiso Qur'aanka Kariimka, meel kasta oo aad joogto ku barato Qurโ€™aanka Kariimka?
Hirasho Online Academy ayaa ku siineysa fursad cajiib ah oo aad ugu raaxaysato waxbarasho casri ah oo Online ah. ๐ŸŒ๐Ÿ’ป

โœ… Casharro Qurโ€™aanka, Akhriska iyo Xifdin
โœ… Tafsiir & Culuumta Islaamka
โœ… Macallimiin aqoon & waayo-aragnimo leh
โœ… Waqtiyo dabacsan oo kugu habboon

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ Carruur iyo waayeelba waa lagu soo dhoweynayaa โ€“ waxbarashadu waa mid u furan qof walba!

๐ŸŒ™ Ku biir maanta si aad u hesho barako & iftiin noloshaada ah.

๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir si aad uga mid noqoto ardayda Hirasho Online Academy.

๐Ÿ“ฟ Yowmul Caashuuraa โ€“ Maalin Barakeysan oo Soonkeedu Dambiga Dhaafo!๐Ÿ•Œ๐ŸŒ™๐Ÿ“–โœจ๐ŸคฒRasuulka (๏ทบ) wuxuu yiri:ยซุตููŠูŽุงู…ู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุนูŽุงุดููˆุฑ...
03/07/2025

๐Ÿ“ฟ Yowmul Caashuuraa โ€“ Maalin Barakeysan oo Soonkeedu Dambiga Dhaafo!
๐Ÿ•Œ๐ŸŒ™๐Ÿ“–โœจ๐Ÿคฒ

Rasuulka (๏ทบ) wuxuu yiri:
ยซุตููŠูŽุงู…ู ูŠูŽูˆู’ู…ู ุนูŽุงุดููˆุฑูŽุงุกูŽุŒ ุฅูู†ู‘ููŠ ุฃูŽุญู’ุชูŽุณูุจู ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽู†ู’ ูŠููƒูŽูู‘ูุฑูŽ ุงู„ุณู‘ูŽู†ูŽุฉูŽ ุงู„ู‘ูŽุชููŠ ู‚ูŽุจู’ู„ูŽู‡ูยป
(ุฑูˆุงู‡ ู…ุณู„ู…) ๐Ÿ“–๐Ÿ•‹

๐Ÿ—“๏ธ Maalintan barakeysan ee 10ka Muharram waa xasuus taariikhi ah oo ku saabsan ๐Ÿ•Œ:
โœ… Badbaadadii Nabi Muuse (CS) iyo halaaggii Fircoon
โœ… Soon ay Ilaahay jecel yahay
โœ… Fursad toobad iyo nadiifin qalbiga ah

๐Ÿ•Œ Ha ilaawin inaad soonto Tasuuca (9aad) + Caashuuraa (10aad), ama 10aad + 11aad.
๐Ÿ’ฌ Ila wadaag kheyrkan, qof walba ha gaaro fursadan barakeysan! ๐Ÿ“ข๐Ÿ’ฌโœ…

Xadiiska macnihiisu waa:
"Soonka maalinta Caashuuraa, waxaan rajeynayaa in Eebbe uu ku dhaafo dambiyada sannadkii tagay."

Hirasho Online Academy \

ุนูŠุฏูƒู… ุณุนูŠุฏ ูˆุนู…ู„ูƒู… ุณุฏูŠุฏ ูˆุนู…ุฑูƒู… ู…ุฒูŠุฏDhamaan Umada Muslimiinta Ha Farxad Ku Ciidailaahna Hanaga Wada Aqbalo Acmaasha la ima...
06/06/2025

ุนูŠุฏูƒู… ุณุนูŠุฏ ูˆุนู…ู„ูƒู… ุณุฏูŠุฏ ูˆุนู…ุฑูƒู… ู…ุฒูŠุฏ
Dhamaan Umada Muslimiinta Ha Farxad Ku Ciida
ilaahna Hanaga Wada Aqbalo Acmaasha la imanay

Address

Nairobi

Telephone

+254720003089

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirasho Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hirasho Online Academy:

Shortcuts

Share