Liverpool fans1

Liverpool fans1 Kuso dhawaw wararka ugu dambeyey ee ciyaraha. Page ka Follow, Like iyo Comment inoo dheh

What a game....What a night...Cawa dhafarta waa uqaba. Wale Barcelona waa loo soo aaray. Hada birito dad ayaa dhihi doon...
04/11/2025

What a game....
What a night...
Cawa dhafarta waa uqaba. Wale Barcelona waa loo soo aaray. Hada birito dad ayaa dhihi doono Real garoonka iney kubad dheesha ayey usoo gashay lakiin Liverpool ayaa form ka kuso saxatay.
Hayey Liverpool wa soo labatay markan

Cawa Rashford celcelis waye.Shoot la dhaliyey lee
02/11/2025

Cawa Rashford celcelis waye.
Shoot la dhaliyey lee

Wale markan iska sexanayey waa umaleynayey.Rag waaweynkaga garaca laba kulan oo xita final uu kujira aa caruur ukeensane...
30/10/2025

Wale markan iska sexanayey waa umaleynayey.
Rag waaweynkaga garaca laba kulan oo xita final uu kujira aa caruur ukeensaneysa.
Wixi ku dhacay Liverpool waxay cadeyneysa Slot meshan wax shax ah ama taktiko lagu baxsan kara inuusan ku haynin.
War bax dheh balaya haku dawata

Argagaxan yaba iska heli karo
29/10/2025

Argagaxan yaba iska heli karo

Garabka Real Madrid iyo Xulka Brazil Vinícius Júnior ayaa qarsan wayay Saxiibtinimada kala dhaxaysa Mo Salah iyo Virgil van Dijk kadib Markii uu mid ka mid ah Barihiisa bulshada uu ku share gareeyay Muuqaalka Mo Salah iyo Van Dijk.

Vini ayaa horay u sheegay in garoonka uu ugu jecelyahay garoomada marka Laga reebo Bernabéu uu yahay Anfield, wuxuuna sheegay in jawiga Anfield uusan ku arkin garoon kale.🔴❤️

Vini wuxu leyahy maxa la ii badala oo aan udhameysaneynin kulanka Elclasico halka wiilkeni yaraa ee dahab ka ahaa aan xi...
28/10/2025

Vini wuxu leyahy maxa la ii badala oo aan udhameysaneynin kulanka Elclasico halka wiilkeni yaraa ee dahab ka ahaa aan xita garoona soo dhex istaagin.
Maskiin ka waa yabanyahy. Meel laga jecel yahay marka kaso tagto meel aan laga jeclen aad imaaneysa oo cad waa tanaa.

AR Basaxiirow laba kulan lee lagu qabtay hadan nahnay tageryaasha Liverpool. Hadad wax isbadal keeni weyso waa lagu yaba...
28/10/2025

AR Basaxiirow laba kulan lee lagu qabtay hadan nahnay tageryaasha Liverpool. Hadad wax isbadal keeni weyso waa lagu yabaa.
Haben dambe Crystal Palace oo laba kulan kale kuso tuntay ayaa ku sugeysa oo kaa reebi karta Carabao Cup iyo Axada oo Aston Vila ah marka diyar noqo

Hadii la ceyriyo macalin Slot intan oo macalin midkee ayad isledahay waa kuso baxa shaqada Liverpool?Walow Liverpool ays...
28/10/2025

Hadii la ceyriyo macalin Slot intan oo macalin midkee ayad isledahay waa kuso baxa shaqada Liverpool?
Walow Liverpool aysan ku dagdagin ceyrinta macaliminta.

Kwrn hadii la dhihi laha goalasha caadiga la xisaba oo wixi corner ka ama foro gacan ama set piece lama xisabaya.Wale Li...
27/10/2025

Kwrn hadii la dhihi laha goalasha caadiga la xisaba oo wixi corner ka ama foro gacan ama set piece lama xisabaya.
Wale Liverpool iyo City waa iney alaabtas soo bartan hadii kale sanadkan waxba looma haya.

18 Jir oo afar Guul daro ku darensiyay sanadkii h**e ayaa sas dhan kaga qeylisiyay ragan wa weyn.Ogow wa guul dirqi ah o...
27/10/2025

18 Jir oo afar Guul daro ku darensiyay sanadkii h**e ayaa sas dhan kaga qeylisiyay ragan wa weyn.
Ogow wa guul dirqi ah oo sida Barca uraxeysatay Sanadki h**e looma raxeysanin.
Camp Nou aan idin ku sugaa.

Hambalyo Real Madrid waa uqalanten guusha.Mid saxibkey wuxu leyahy Yamalow Af waa koo mey laka aame.Good night
26/10/2025

Hambalyo Real Madrid waa uqalanten guusha.
Mid saxibkey wuxu leyahy Yamalow Af waa koo mey laka aame.
Good night

Cawa wax kale aan dawaneyna qeybta kowad Barca waa laga ficna. Ninki Yamal aha qufti waba ugu dartay iyo bootadi. Meel c...
26/10/2025

Cawa wax kale aan dawaneyna qeybta kowad Barca waa laga ficna. Ninki Yamal aha qufti waba ugu dartay iyo bootadi. Meel cidla iska tagan yahy.
Second Half aan aragna waxa isbadala

Danny welbeck " shalay waxaan wajahnay Manchester-tii ugu fiicnayd in mudaaba, si cajiiba ayaa loo soo abaabulay,cayaart...
26/10/2025

Danny welbeck " shalay waxaan wajahnay Manchester-tii ugu fiicnayd in mudaaba, si cajiiba ayaa loo soo abaabulay,cayaartooy cajiiba ayaa jooga, ciyaar nagu adag ayayna ahayd Runtii"

Robin Amorim isna dhahay " kadib markaan dhalinay goolka 3-aad, buuqa iyo xamaasada garoonka wax aan kucabiro ayaan garan waayay, waxayna ahayd markii iigu horaysay ee aan jawi iyo xamaasad noocaasa dareemo, khibrad ayay ahayd iyo daqiiqado cajiiba"

Hadeysan wax iska badalin kooxdan. Waxan arkaa kooxda la tartami doonto Arsenal. Inkasto City iyo Liverpool aan wax ka fcn ka arkin

Address

Likoni Road
Nairobi West
06100

Telephone

+254727080472

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool fans1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category