IMAM Maalik Islamic Center

IMAM Maalik Islamic Center barashada diinta islaamka

13/01/2025
Hormarka dunidu gaartay
09/08/2024

Hormarka dunidu gaartay

Walal wax ka badbaadi caruurta reer falastiin oo udir zakada aad bixineyso unu duceey in ilaahay cadawga ka dulqaado 👬👬👬...
14/05/2024

Walal wax ka badbaadi caruurta reer falastiin oo udir zakada aad bixineyso unu duceey in ilaahay cadawga ka dulqaado 👬👬👬👬

Ku soo dhawada  IMAM Maalik Islamic Center Oo kuu soo kordhiyay qeyb online ah
08/05/2024

Ku soo dhawada IMAM Maalik Islamic Center
Oo kuu soo kordhiyay qeyb online ah

08/03/2024

Muxaadaro Sheekh Muuse Daahir Aways oo ka hadlaya Dumarka iyo Diinta

Ogaysiis.Dhamaan Dumarka Muslimiinta ee ku nool xaafada islii iyo Guud ahaanba Magaalada Nairobi waxaa Maamulka iyo Maca...
08/03/2024

Ogaysiis.
Dhamaan Dumarka Muslimiinta ee ku nool xaafada islii iyo Guud ahaanba Magaalada Nairobi waxaa Maamulka iyo Macaliimiinta Markazka IMAM Maalik Islamic Center in axada nagu soo aadan oo Taariikhdu tahay 10 bishan March 2024-ka
Galabkii ay xarunta Markazka oo ku taala islii wadada afaraad lagu qaban doono Muxaadaro Qiimo badan oo Ciwaan keedu yahay (Axkaamta Soonka) waxaa soo jeedinaya
Macalimad Fartuun Maxamed Cusmaan
kasoo qayb galkaagu waa muhiim.

اعلان  : يعلن مركز الإمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم                            والدراسات الإسلامية
01/03/2024

اعلان : يعلن مركز الإمام مالك لتحفيظ القرآن الكريم
والدراسات الإسلامية

Address

Eastleigh Fouth Street
Nairobi South
00610

Telephone

+254799971752

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IMAM Maalik Islamic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to IMAM Maalik Islamic Center:

Shortcuts

Share