Machad Ibnu Hishaam Quraan Online

Machad Ibnu Hishaam Quraan Online KU SOO DHOWAADA MACHAD IBNU HISHAAM QURAAN ONLINE

07/12/2024

Markisu Ibnu Hisham Quran Online Ku Baro Qur'aanka Kariimka & Culuumtiisa adigoo Jooga Gurigaaga iyo Goobtada Shaqo .

⏰ Wakhtiga Waxbarashadu waa 24 saacadood markasta Aad jaanis Haysid 🕰️
FG: Qofkii Dhameeya Maadooyinka waxa la Siinayaa Shahaado

Wixii faah fahina kala xidhiidh linkiga hoose 👇

http://wa.me/+252684318281

Ma ubaahantay Barashada Qur'anka Kariimka iyo Culuumta Shareecada  | Hadaba waalid waxa kuu diyaara Markisu Ibnu Hisham ...
21/09/2024

Ma ubaahantay Barashada Qur'anka Kariimka iyo Culuumta Shareecada | Hadaba waalid waxa kuu diyaara Markisu Ibnu Hisham Qur'an Online

Wixii faahfaahina Kala xidhiidh
0684318281

20/12/2023

Runtii waxaa uu kujira waa nolal adag Hallo duceyo walal yaal waan uwada ducayno 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝

Madoonaysa in aad barato sida wax loo akhriyo adigo jooga gurigaaga waqti kooban    INSha Allah ⏰ Wakhtiga Waxbarashadu ...
19/11/2023

Madoonaysa in aad barato sida wax loo akhriyo adigo jooga gurigaaga waqti kooban INSha Allah

⏰ Wakhtiga Waxbarashadu waa 24 saacadood markasta Aad jaanis Haysid 🕰️
FG: Qofkii Dhameeya Maadooyinka waxa la Siinayaa Shahaado

Wixii faah fahina kala xidhiidh linkiga hoose 👇

http://wa.me/+252684318281

Bishaaro Bishaaro BishaaroJamciyadda alfurqaan  waxay ugu bishaaraynaysaa Dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dal...
04/10/2023

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Jamciyadda alfurqaan waxay ugu bishaaraynaysaa Dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa inay Jamciyaddu diyaarisay, macalimiin aqoon iyo khibrad sare leh oo dadka bari doona Quraanka kariimka ah, si online ah, ayadoo lamarayo Habraacyo casri ah.
Shuruudaha ardayga la qabanayo:
1- waa inuu daggan yahay dalka dibaddiisa .
2- waa inuu iska baxshaa qarashka waxbarashada .
3- Waa inaan da, diisu ka yarayn 7 sano.
4- Qofkii da, diisu ka yartahay 14 sano waxaa laga doonayaa qof mas, uul ka noqda.
5- Qofku asaga ayaa dooranaya xilliga wax barashada.
6- waana in uu ilaaliyaa waqtiga la siiyay.
Is diiwaangalintu waxay Socon doontaa Hal bil oo ka bilaabanaysa 01 bisha 10.aad
Haddaba, Qofkii arintaas danaynaya wuxuu la Soo xiriiri karaa nambarkaan Markisu Ibnu Hisham Quran Online Ku Baro Qur'aanka Kariimka & Culuumtiisa adigoo Jooga Gurigaaga iyo Goobtada Shaqo .

⏰ Wakhtiga Waxbarashadu waa 24 saacadood markasta Aad jaanis Haysid 🕰️
FG: Qofkii Dhameeya Maadooyinka waxa la Siinayaa Shahaado

Wixii faah fahina kala xidhiidh linkiga hoose 👇

http://wa.me/+252684318281

15/09/2023
مخارج الحروف والصفات
04/09/2023

مخارج الحروف والصفات

Address

Nairobi Hill

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machad Ibnu Hishaam Quraan Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share