04/05/2026
Qiso Yar oo Xasuus Leh
Xilli aan jiray 5 sano, waxaa la i weydiiyay su’aal ku saabsan Tajwiidka… Su’aashaas waxaa i waydiiyay Dr. Aadan Cabdulaahi Maxamed (Sh. Baariyow).
Maanta markaan dib u milicsado, waxay ahayd tallaabo igu dhiirrigelisay barashada Qur’aanka iyo Tajwiidka, waxayna igu abuurtay jacayl aan u qabo cilmiga Qur’aanka.