Ahmed salah hassan

Ahmed salah hassan Ahmed yare

03/06/2023

Xoreynta dalka yaan la iska mashquulin diiradda halkas ha lagu hayo waxyaabaha kale oo dhan waa hagaagi doonaan haddii dalkaan nabad noqdo. Dunida inteeda kale waxa naga reebay waa amni xumo kaliya.

17/05/2023

Somalia vs oromo 🤣🤣🤣🤣

17/05/2023

Game qosol badan 🤣🤣🤣🤣

19/04/2023

abdi dhaanto iyo safarkisi USA 🇺🇸 wax ka baro 🤣🤣🤣🤣

Safarka USA iyo Somalida .Diyaaradaasi Waa Air Anka waxana laga leeyahay Dalka Turkiga .Dad gaaraya 200 oo ruux oo Sooma...
14/04/2023

Safarka USA iyo Somalida .

Diyaaradaasi Waa Air Anka waxana laga leeyahay Dalka Turkiga .

Dad gaaraya 200 oo ruux oo Soomaali ah oo Ku xayiran AIRPORKA Istanbul ayaa lacago looga qaatay in ay gaynayso Dalka nicaragua 🇳🇮 Ee Latin America si ay USA u galaan.

Dadka qaar diyaaradaasi Ku qornaa ayaa ii sheegay in lacag dhan Million iyo wax la jiro laga qaatay .

Shalay ilaa saakay dhoor mar ayay baaqatay marba Dadka wax ayaa loo sheegayay . balse hada waxa gabi ahaanba diyaarada laga saaray systemka.

Qofkii waxa laga qaaday lacag gaaraysa 4500$ ilaa 6500$ oo Tickidka ah .

Wixi kusoo kordha dib ayaan idin kaga soo sheegayaa .

MANCHESTER UNITED 🔴
13/04/2023

MANCHESTER UNITED 🔴

Ashraf Hakimi xaaskiisa ayaa Maxkamada gaysay kiis dacwo Furriin ah waxayna rabtay iney kala tagaan hantidana loo kala q...
13/04/2023

Ashraf Hakimi xaaskiisa ayaa Maxkamada gaysay kiis dacwo Furriin ah waxayna rabtay iney kala tagaan hantidana loo kala qaybiyo, Markii Maxkamada la isla tagay Furriinkiina dhacay laguna heshiiyay hantidiisa in loo kala qaybiyo ayaa waxaa lama filaan noqday in Ashraf Hakimi wax hanti ah haysan, Bankigana wax xoolo ah u oolin.

Ashraf Hakimi ayaana hantidiisa oo dhan H**e ugu qoray Magaca Hooyadiis.

12/04/2023

Lamanaha qarniga ❤️🫂

Address

Nairobi
Kikuyu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed salah hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share