Nurul islam centre

Nurul islam centre Markas-ka Nuurul islaam, Waa markas dhaca xaafadda bula-mzuri ee magaalada garissa, Waa markas leh q

صور من الحفل السنويّ لمركز نور الإسلام في مدينة غاريسااستلم شهادة التخرّج كلّ من قسم الثّانويّة وقسم التّحفيظ.لقد كان يو...
02/04/2023

صور من الحفل السنويّ لمركز نور الإسلام في مدينة غاريسا
استلم شهادة التخرّج كلّ من قسم الثّانويّة وقسم التّحفيظ.
لقد كان يوما مميّزا.

04/04/2022

الحفلة السّنويّة لمركز نور الإسلام في قاريسا كينيا.

Sawirada ardadii bandhigga samaynaysay, Quran, anaashiid, ducooyin, tafsiir iyo masraxiyad af-ka carabiga ah ku baxaysay...
03/04/2022

Sawirada ardadii bandhigga samaynaysay, Quran, anaashiid, ducooyin, tafsiir iyo masraxiyad af-ka carabiga ah ku baxaysay.

Sawirada waalidiin-tii shahaado sharaf-ta la guddoonsiiyay dadaalkoodii badnaa awgii. Eebe hakaraameeyo.
03/04/2022

Sawirada waalidiin-tii shahaado sharaf-ta la guddoonsiiyay dadaalkoodii badnaa awgii.

Eebe hakaraameeyo.

Sawirada ardadii ka qalinjabisay qaybaha kala duwan ee xarunta Nuurul-islaam, 29 arday oo qur'aan-ka xifdiday, 14 shahaa...
03/04/2022

Sawirada ardadii ka qalinjabisay qaybaha kala duwan ee xarunta Nuurul-islaam, 29 arday oo qur'aan-ka xifdiday, 14 shahaadada dhexe ee madrasada qaadatay iyo 9 arday oo dugsiga sare ee diiniga ah dhamaysay.

Eebe cilmiga ha idin-ku anfaco, Waalidkii iyo macalimiintii idinku dadaashayna ajir iyo xasanaad haka siiyo.

Waa culimadii iyo waalidiintii kalimadaha ka jeediyay xafladdii qalin jabinta ee xarunta Nuurul-islaam ee magaalada Gari...
03/04/2022

Waa culimadii iyo waalidiintii kalimadaha ka jeediyay xafladdii qalin jabinta ee xarunta Nuurul-islaam ee magaalada Garissa.
Dr. Ali Tawane Mohamud
Dr. Abdirahman Wardheere
Dr. Hassan khalif
Sh. Hussein
Sh. Hassan maua
Sh. Farah rooble
Al waalid Yusuf hussein
Ugaas mawliid mahamuud
mudane Abdullahi M. Budul
Iyo ugu dambayn maamulaha markas-ka Ibrahim Wadal .

بحمد الله وتوفيقه أقمنا يوم أمس الحفلة السنويّة للمركز والتي نقيمها كلّ سنة لطلّابنا وطالباتنا المتخرجين والمتخرّجات، وب...
31/03/2022

بحمد الله وتوفيقه أقمنا يوم أمس الحفلة السنويّة للمركز والتي نقيمها كلّ سنة لطلّابنا وطالباتنا المتخرجين والمتخرّجات، وبحول الله تخرّج من أقسام المركز المختلفة ٥٣ طالبا وطالبة.
Hor-dhaca sawiradii xafladda.

Address

Garissa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nurul islam centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Nurul islam centre:

Shortcuts

Share

Category