Duale Academy

Duale Academy Duale Academy waa goob lagu barto Forex, subax walbo suuqa lagu falanqeyo, Trade Idea lagu wa wadaago

Koorsada barashada aas-aaska Crypto Currency waxaa ku guulaystay dadka Numberskaas leh, Fadlan fariin noo soo dira si aa...
31/08/2025

Koorsada barashada aas-aaska Crypto Currency waxaa ku guulaystay dadka Numberskaas leh, Fadlan fariin noo soo dira si aan u dhameystirno bilowga waxbarashada. Whatsappka qeybta commentiga yaalo fadlan la hadla intiina ku guulaysatay.

30/08/2025

Fadlam Zoomka hoose soo qabso si aad u ogaato nasiibkaaga.

Maanta 2:00 Duhurnino oo ay ka dhimantahay saacad iyo waxyar waxaynu si wadajir ah oo Live ah iskula arki doonaa 15-ka q...
30/08/2025

Maanta 2:00 Duhurnino oo ay ka dhimantahay saacad iyo waxyar waxaynu si wadajir ah oo Live ah iskula arki doonaa 15-ka qof ee ku guulaystay barashada aas-aaska Crypto Currency, Insha Allaah.

Waxaan soo gali doonaa Zoom Live, sidaas darteed linkiga Zoomka waxaynu soo galin doonaa Telegramka linkigiisa aan qeybta commentiga dhignay fadlan halkaas ku biir.

Doolarka Maraykanka wax yar ayuu kor u kacay maanta, balse wali wuu ku dhibtoonayaa inuu ka soo kabsado hoos u dhac weyn...
25/08/2025

Doolarka Maraykanka wax yar ayuu kor u kacay maanta, balse wali wuu ku dhibtoonayaa inuu ka soo kabsado hoos u dhac weyn ay sababtay khudbad uu jeediyay Guddoomiyaha Fed, Jerome Powell, Jimcihi la soo dhaafay.

Fed waxaa laga filayaa in uu hoos u dhigo dulsaarka 0.25% bisha Sebtembar, kadib markii Powell sheegay in khataraha suuqa shaqada ay kordhayaan, in kastoo sicir-bararka weli jiro taas oo ka hor imaan karto go`aanka. Ganacsatada suuqyada ayaa hadda qilaayo 87% fursad in dulsaarka la dhimo 17-ka Sebtembar, halka marka h**e filashadu ahayd 70%

Waxaa ku guulaystay 10 Qof, oo ah kuwa hoos ka muuqdo fursadi aynu saaka shaacinay, intiina heshay waan Hambalyeynaynaa,...
24/08/2025

Waxaa ku guulaystay 10 Qof, oo ah kuwa hoos ka muuqdo fursadi aynu saaka shaacinay, intiina heshay waan Hambalyeynaynaa, Inta kalena markale ayaan rajaynaynaa inay helaan.

FG: Screenshotska marar kala duwan ayaa la qaaday, haduu jiro qof aad isku number qabsateen dib u baadh xiliga uu soo qoray faallada iyo xiliga aad soo qortay, hadaad ka horaysay waa la xalij hadii kalena isagaa kaaga xaq leh.

Bahda Duale ee ku xidhan bogan waxaa jirto Course Forex oo free ah taas oo ka bixi doonto Duale Academy, waxaan go'aansa...
24/08/2025

Bahda Duale ee ku xidhan bogan waxaa jirto Course Forex oo free ah taas oo ka bixi doonto Duale Academy, waxaan go'aansanay dadka bogan ku xidhan inaan kaga darno Toban (10) qof, sida ugu fudud waxay nala noqotay inaan nasiibkooda u eegno iyadoo la dooranaayo numberada u dhexeeyo 1-100 (Kow ilaa Boqol).

Qofki ku guulaysto waxaa lagu dari doonaa Coursigaas Insha Allaah.

Asxaabtiina Share u dhaha Insha Allaah.

Afar arday oo kamid ah teamkeena Duale Academy ayaa ku guulaystay 5k Challenge.
27/01/2025

Afar arday oo kamid ah teamkeena Duale Academy ayaa ku guulaystay 5k Challenge.

Learn the trend, Nail the rejection.
08/10/2024

Learn the trend, Nail the rejection.

Trade subax. Learn and nail it.
07/10/2024

Trade subax. Learn and nail it.

 #2 Days To Go
08/02/2024

#2 Days To Go

Address

Juja Road, Nairobi
Eastleigh

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+254717787110

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duale Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Duale Academy:

Shortcuts

Share