Markaz al husari

Markaz al husari

Share

الحصري

19/06/2025

قراءة جميلة وممتعة لطالب النبيل يونس عكاش
مراكز الحصري التعليمي

28/04/2023

Nabiga scw waxuu dhahay " Samaha Waa Dabeecadda Wanaagsan Danbiga Na Waa waxa Naftaada Ku Lalaabta Dadkana in Ay kugu Arkaan aad Nacdid"

Wll share garee kheyrka

24/10/2022

Sideen ku ogaani karaa inaan ahay qof wanaagsan?

21/09/2022
22/08/2022

Suaal
Waxyaabaha laisku qurxiyo iyo kareemada wajiga lamarsado weeysada majabiyaan?

Jawaab

Hadduu leeyahay waxa lamarsanayo jurmi biyaha kareebayo jirka weysadaasi majirto
Waa in ay marsanin waxa biyaha reebayo

Haddii se ay tahay saliid iska caadi ah oo aan biyaha reebeynin wax dhib ah malaha

Talo
Gabdhuhu haku laabtaan dhakhtarka oo haiska hubiyaan waxa ay marsanayaan in uu dhib ukeenayo mustaqbalka iyo inkale

فتاوى سؤال على الهاتف لفضيلة الشيخ محمد بن صالح العثيمين

21/08/2022

Suaal
Mararka qaar waxaa dhacdaa inaan salaada dib udhigo shaqada guriga oo igu badan awgeeda wax danbi ah maiga soo gaarayaa dib dhigidaasi?

Jawaab
Haaa danbi ayaa kaa soo gaaraya mabanaano salaan in waqtigeeda laga dib mariyo
Salaadda waa tiir kamid ah tiirarka islaamka ilaah waxuu dhahay salaadda waa mid lagu qoray mu,mininta korkooda waana lawaqtiyey
Waxaa lagaga mamaarmaan ah inaad salaadda waqtigeeda ku gudatid

=Talo
Waxaan kuleeyahay
Markaad salaadda tukatid waxaay kuu noqoneysaa mid kugu caawisa shaqadada
Ilah waxuu kadhahay kaalmeysta sabarka iyo salaadda

فتاوى سؤال على الهاتف للعلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله

Want your school to be the top-listed School/college in Eastleigh?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Eastleigh

Opening Hours

09:00 - 17:00