Somali Students Union in Jordan

Somali Students Union in Jordan welcome to SSUJ's official page

Now and for all, we are greatly pleased to inform you that we have had this group for each and every member of somali students in jordan,which aims to make all memebers in close touch with chair-men, as well as each other. we have seen this as important base for all, that we can share important notifications and announcements with most rapidly...students can also share positive , motivations and self-esteeming ideas to promote their mental drive . Every somali student in jordan is best welcomed regardless of where and when !to join this group , so that we can stand, coz "together we make a differenece"

Somali students in jordan may also be good source of information for those (students) outside jordan, but would like to come or know more about jordan for education purposes in different universities here in jordan.....

hope the best for all....
Somali student's administration in jordan

02/08/2015

Somali Student's Association in jordan
Hoos ka daawo waxqabadkii ururka ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan 2014/2015




Somsaj
7th committe

  Dhamaan Ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan waxay hambalyaynayaa   n   oo ilaahay ku guuleeyay inay dhamaystaan  - ...
25/05/2015


Dhamaan Ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan waxay hambalyaynayaa n oo ilaahay ku guuleeyay inay dhamaystaan - Jordan University of Science and Technology......
Waa laba DR. oo qiimo ku leh guud ahaan ardayda somaliyeed ee wax ka barata dalka jordan...
Markale sxbayaal ilaahay waxaad barateen ha idinku anfaco gudbinteedana ha idiin fudaydiyo,, Alfa Alfa Mabrook wa minhaa ilal aclaa...

somsaj 2015
7th committee

12/05/2015

الزميلات والزملاء



اتحاد 23 | لجنة قضايا الطلبة

 waxa maanta ka furmay jaamacada Mutah. macradka jaaliyadaha oo ay sanadkan ka qaybgaleen Jaaliyada/ardayda soomaaliyeed...
05/05/2015


waxa maanta ka furmay jaamacada Mutah. macradka jaaliyadaha oo ay sanadkan ka qaybgaleen Jaaliyada/ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan...
wakuwan sawiro hordhaca o ka turjuma furitaanka Macradka
somsaj 2015
Mutah, Karak

Ardey soomali ah oo ka qeyb galay bandhig dhaqameed lagu qabtay dalka jordan
30/04/2015

Ardey soomali ah oo ka qeyb galay bandhig dhaqameed lagu qabtay dalka jordan

Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Jordan ayaa ka qeyb qaatay bandhig dhaqameed lagu qabtay qabtay dalkaasi iyagoo soo bandhigay waxyaabo fara badan oo tusaaleynaya hab nololeedka guud ee ...

 Part Two Ardayda soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacada jordan university of science and technology waxa ay ka qayb gal...
24/04/2015


Part Two
Ardayda soomaaliyeed ee wax ka barta jaamacada jordan university of science and technology waxa ay ka qayb galeen macradAljaaliyaat oo sanadkasti lagu qabto jaamacada jaamacadaasi...
Part one
waxa lagu soo bandhigay macradka waxa ay soomaalidu dhaqan u leeyihiin oo tiro badan, horumarka guud ahaan dhulka hooyo sida waxbarashada, caafimaadka iyo wax soosaarka uu dadku leeyahay. Dharka dhaqameedka ay soomaalidu gaarka u leeyihiin, Cuntooyinka ay soomaalidu gaarka u leeyihiin..
Dhamaan ardaydu waxa ay ku dadaaleen sidii ay waji qurxoon oo ka hadlaya dhulkeena hooyo u soo gudbin lahaayeen....
Markale waxa uu ururka ardaydu u mahadcelinayaa qofkasti oo ka qayb qaatay in uu suurtagalo macradkan aadka u qurxoon

April 2015
SOM-SAJ

  Part oneUrurka Ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan waxa ay ka qayb galeen Macrad Aljaaliyaat oo sanadkasti lagu qab...
24/04/2015


Part one
Ururka Ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan waxa ay ka qayb galeen Macrad Aljaaliyaat oo sanadkasti lagu qabto Jordan University of Science and Technology.
waxa lagu soo bandhigay macradka waxa ay soomaalidu dhaqan u leeyihiin oo tiro badan, horumarka guud ahaan dhulka hooyo sida waxbarashada, caafimaadka iyo wax soosaarka uu dadku leeyahay. Dharka dhaqameedka ay soomaalidu gaarka u leeyihiin, Cuntooyinka ay soomaalidu gaarka u leeyihiin..
Dhamaan ardaydu waxa ay ku dadaaleen sidii ay waji qurxoon oo ka hadlaya dhulkeena hooyo u soo gudbin lahaayeen....
Markale waxa uu ururka ardaydu u mahadcelinayaa qofkasti oo ka qayb qaatay in uu suurtagalo macradkan aadka u qurxoon

  Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee wadanka jordan waxay hambalyaynayaan Meherka, Boqorka Maanta   iyo Boqorada  , oo uu m...
06/03/2015


Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee wadanka jordan waxay hambalyaynayaan Meherka, Boqorka Maanta iyo Boqorada , oo uu maanta Meherkoodu ka qabsoomay Buurhakaba, ilaahay haka yeelo labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela, sidoo kale waxa ay ugu ducaynayaan ducadiina nabagi SCW:
بــــــــارك اللــــــــه لكمـــــا وبـــــارك عليـــــــكما وجمعــــــا بينكمـــــــا فـى خيــــــــر

Dhulku taako taako, Dadkuna hooyiyo aabo...Safar Salaamo Eng. Mohamed Abdusalam Mohamed oo maanta ka ambabaxay wadanka j...
17/02/2015

Dhulku taako taako, Dadkuna hooyiyo aabo...
Safar Salaamo Eng. Mohamed Abdusalam Mohamed oo maanta ka ambabaxay wadanka jordan una sii jeeda dhulkii Hooyoo...
Mohamed Abdisalam waxa uu ahaa Arday qiimo wayn kuleh ardayda dhexdeeda inbadana ka shaqeeyay hawlaha ardayda, waa tusaale lagu dayan karooo...
Ilaahay ha u fudaydiyo xayaat camaliga AAAMMMIIIINN

  Maalintii shalayto ahayd oo ku beegnayd 1.02.2015, waxa ay ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan, gaar ahaan kuwa wax...
02/02/2015


Maalintii shalayto ahayd oo ku beegnayd 1.02.2015, waxa ay ardayda soomaaliyeed ee wadanka jordan, gaar ahaan kuwa wax ka barta magaalada IRBID, ku tageen rixlo kooban qalacada Caanka ah ee , halkaasi oo ay ku qaateen waqti aad u qiimo badan laguna sabootiyay sadex arday oo dhamaystay waxbarashadoodii jaamaceed oo u socda dalkii hooyo.

7th committe
somsaj 2015

 Maalinta Barito ah waxa ay ardayda soomaaliyeed ee ku nool magaalada Irbid u bixi doonaan Rixlo lagu aadayo magaalada A...
31/01/2015


Maalinta Barito ah waxa ay ardayda soomaaliyeed ee ku nool magaalada Irbid u bixi doonaan Rixlo lagu aadayo magaalada Ajloun gaar ahaan qalcada caanka ah ee Qlacatu ajloun.
Waxa jiri doona sportis markaa dhamaanteen ha soo qaadano qalabkeeda, waqtiga aynu sida tooska ah uga baxayno magaalada Irbid waa 7:30 aroornim waxaanan ku kulmaynaa Mujamaca Sheikh khaliil...
Waad mahadsantihiin
7th committe
somsaj2015

Maalintaad liidato ayaad kala garan kartaa walaalka dhabta ah iyo midka dhalanteedka ah, 4sano gudaheed waxa la arki kar...
25/01/2015

Maalintaad liidato ayaad kala garan kartaa walaalka dhabta ah iyo midka dhalanteedka ah, 4sano gudaheed waxa la arki kara waxqabadka muuqda ee walaalaheena turkiga oo uu hogaaminaya madaxwaynahooga Ordogan ka sameeyeen magaalada Caasimada ah.
Soo dhawoow madaxwayne... waa bilow fiican


7th committe 2015

Address

Irbid

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Students Union in Jordan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category