Live-stocku waa afar waxayna kala yihiin 1: animal rearing : oo ah dhaqashada nimcoolayda 2: bee-keeping: oo ah dhaqashada shinida iyada oo ujeedada loo dhaqanayaana ay tahay malabka (honey) iyo xabagta(bee-wax) 3: poultry rearing : oo ah dhaqashada la dhaqanayo wax alaala iyo wixii baal leh ee dhaqmi kara ujeedada loo dhaqanayaana ay tahay (meat and egg ) 4: fish-farming: oo ah dhaqashada kaluunka (pisci-culture)..
Aqoonyahan Yuusuf Galaydh
Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Aqoonyahan Yuusuf Galaydh, Sito relativo al settore dell'istruzione, Rome.
Skillska loogu baahida badan yahay dunida waxa kow ka ah agricultureka because agricultureku wuxuu diirada saaraya habkii aynu wax ula soo bixi lahayn .. Mawduuceena maanta waxaynu kaga waramayna ( live-stock) marka h**e aynu qeexno ereyga live-stock, livestock is the all farm animals that are benefit for mankind
Agricultureku waa science iyo arts waxaynu ku qeexi karnaa agriculture is ascience and art which deals the study of crop and live-stock production . Agricultureku wuxu galaa biologyga sida (geneticska) physicska sida(measurementska) chemistryga(fertilizer contentiga) xaga artskana waa sida cagafta loo kexeeyo ( driving tractorska) iyo irrigatingka (waraabka) agricultureku wuu ka balaadhan yahay fieldska kale.
Agricultureku wuxu ka yimid greek words "agro" oo micneheedu yahay gegi (feild) iyo culture oo macneheedu yahay cultivation ( qodasho)
24/05/2015
Aadamuhu waxay bilaabeen inay tijaabiyan agricultureka 9000 b.c nebi ciise hortii nimcoolaydii u h**eysay ee ay dhaqdeen waxay ahay (wild oxen and goats) lo'da iyo riyaha oo u noolaa sida duur-joogta sababta ay u dhaqdeen waxay ahayd waxay leeyihiin qoobab (hooves) kuwaas oo markay dhulka ku cadaadiyan ka dhigaysa budul (jileec) . Dadkii h**e ma haysan qalab ayku qotaan beeraha lkn qoobkaas ayaa dhulka u jilcin jiray. Geedihii u h**eeyay ee ujeedo ay u beertaan (crops) waxay ahaayeen dhirta sida galleyda,garawga,arabakhida, iwm. Ujeedada ay u beerteen waxay ahayd waxa la kaydin karaa dhirtaa wakhti dheer
Waxaynu xagan kusoo gudbin doona insha'allah , qaybo ka mid ah culuumta baseka u ah field ka weyn ee mudada weyn soo jiray waana fieldka Agricultureka.
Clicca qui per richiedere la tua inserzione sponsorizzata.
Ubicazione
Sito Web
Indirizzo
Rome
00162