Moosmo Channel

Moosmo Channel Moosmo Channel

01/07/2023

https://www.youtube.com//playlistsHERE ARE LINKS OF THE TOP 10 ASIAN SCHOLARSHIPS↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓...

American Dv Lottery
08/10/2022

American Dv Lottery

Try to fill in the application form correctly. This is the official DV Lottery LINK: https://dvprogram.state.gov/

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun 😭Halyey Aan Tabi Doono: "Kuwa ii han weynoowMarka aad i hoysaanHogga ii bannaysaanW...
18/08/2022

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun 😭

Halyey Aan Tabi Doono:

"Kuwa ii han weynoow
Marka aad i hoysaan
Hogga ii bannaysaan
Waa in lay hogtaayoo
Hiil waxaan ka geli jiray
Ama hoo ka tari jiray
Hadhow lay xusuustaa"

Allaah Ha u Naxariisto Abwaankii Umada Soomaaliyeed Marxuum Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" 🤲😭

14/08/2022

Waxaan la qaadan karin baa ka socda Soomaali galbeed 😭😭😭😭

War Deg deg ah: Shilkii ugu naxdinta badnaa aya hada haleelay hal qoys oo ka koobnaa 5 caruura hooyadood iyo aabahood iy...
04/08/2022

War Deg deg ah:

Shilkii ugu naxdinta badnaa aya hada haleelay hal qoys oo ka koobnaa 5 caruura hooyadood iyo aabahood iyo 3 qof oo ehelkooda ka mida oo kasoo kicitimay Laascaanood kuna socday Madaarka Hargeysa oo ay beri ay ka dhoofi lahaayeen.

Duleedka deegaanka Beer ee Gobolka Togdheer ayuu shilku ka dhacay, Alle ha u naxariistee hooyadii caruurta dhashay ayaa dhimatay shan kalena waa dhaawac lagu dabiibayo Cisbitaalka Guud ee Burco.

Waa war aad u naxdin badan umada soomaaliyeed qoyskaa masiibadu haleeshay ha uduceeyaan fadlan. 😢😢

Alla u naxariisto inta dhimatay, inta dhaqwaca ahna ha caafiyo .😭😭😭😭

Address

Shahabad Markanda

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moosmo Channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category