13/09/2023
noida international university india -somali version-
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from noida international university india -somali version-, College & University, noida international university, Greater Noida.
13/09/2023
Maxay idinka caawin doonaan noida international university
1. Xaraynta admissionka iyaduu afkaaga hooyo aad isku fahmaysaan
2. La dhamaystirka ardeyga documentska visaha
3. Soo dhawaynta india iyadoo ardeyga airportka laga soo qaadi doono
4. Guri raadinta iyo dhamaystirka deganaanshaha wadanka india
Intaas oo dhan waxaa kula qaban doona somali aan wax lacag ah kaa rabin
Fadlan nala soo xidhiidh
Whatsapp number +91 078479 80064
08/09/2023
Ka mid noqo kumanaanka ardey ee ka kala yimi daafaha caalamka waxna ku barta jaamacada noida international university
Tayo tacab iyo aqoon heersare ah waxayna jaamacaddu ka tirsantay 100ka jaamacadood ee india ugu jaban
At Noida International University, we believe in the power of education to shape a brighter future. Join us on this journey of transformation!
Ma ogtahay in Noida International University ay bixinayso 50% scholarship ah ayna somalia ka mid tahay wadamada heli kara
Ku baro master kaliya 1000$ sanadkii
Ku baro bachelor kaliya 1500$ sanadkii
Awoodo aan xad lahayn iyo Tution fee-ga ugu jaban jaamacadaha india
Nagala soo xiriir whatsapp
Wa.me//917847980064
Free processing
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Contact the school
Telephone
Website
Address
Noida International University
Greater Noida