SkillHup

SkillHup Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SkillHup, Education, Cma streat, Chennai.

School of Ecommerce and Digital Marketing
Our instagram account

https://www.instagram.com/skillhup?igsh=MXY5cnhlc2liMWRwMQ%3D%3D&utm_source=qr

TikTok account
https://www.tiktok.com/?_t=8ksxLhZ7yFS&_r=1

30/12/2025

Part-1 website-yada ugu fiican.

Ma doonaysaa inaad bilowdo ganacsi online ah laakiin aadan garaneyn meesha laga bilaabo?Ma ku fikirtay inaad soo dhoofis...
21/08/2025

Ma doonaysaa inaad bilowdo ganacsi online ah laakiin aadan garaneyn meesha laga bilaabo?
Ma ku fikirtay inaad soo dhoofiso badeecooyin ka yimaada Alibaba ama 1688?
Ma rabtaa inaad naftaada barto xirfado suuq-geyn iyo naqshadeyn si aad u kobciso ganacsigaaga?

✅ Koorsadu waxay ka kooban tahay:
🔸 Alibaba Sourcing – Baro sida alaab looga helo shirkado lagu kalsoon yahay oo qiimo jaban leh
🔸 1688 Sourcing – Ku baro suuqa Shiinaha sida xirfadlayaasha oo kale
🔸 Graphic Design – Naqshadeynta sawirada iyo xayeysiisyada si qurux badan oo soo jiidasho leh
🔸 Social Media Marketing – Sida loogu suuq geeyo badeecadaada Facebook, Instagram, iyo TikTok

🎯 Faa’iidooyinka aad ka helayso:
Waxaad si buuxda u fahmi doontaa nidaamka e-commerce

Waxaad heli doontaa xirfado kaa caawinaya inaad bilowdo ama kobciso ganacsi online ah

Waxaa kuu sahlan doonta inaad la shaqeyso shirkado ajnabi ah (Alibaba, 1688 iwm.)

Waxaad awood u yeelan doontaa inaad samayso xayeysiisyo soo jiidasho leh

💰 Qiimo Dhimis Gaar ah: $14.99 oo kaliya!
(Ka hor $24.99 – hadda badbaadi in ka badan 50%)

📞 Macluumaad dheeraad ah:
🌐 Website: www.skillhub.com
📱 WhatsApp & Call: +252 61 1185777
📲 Nala soco: (Facebook, Instagram, TikTok, YouTube)

Ha seegin fursaddan! Koorsadu waxay ku siinaysaa xirfad noloshaada wax ka badali karta. Isdiiwaangeli maanta si aad u noqoto ganacsade guuleysta! 🚀


02/07/2025
23/06/2025

Address

Cma Streat
Chennai

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SkillHup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to SkillHup:

Shortcuts

Share

Category