Onkod Infographic

Onkod Infographic waqti geli

logo price is only $12
07/02/2022

logo price is only $12

Daraasad la sameeyey 2008 oo rajo fiican u noqonaysa ka hortaga COVID 19Hurdadu waxay wanaajisaa shaqadaada difaacaXitaa...
30/03/2020

Daraasad la sameeyey 2008 oo rajo fiican u noqonaysa ka hortaga COVID 19

Hurdadu waxay wanaajisaa shaqadaada difaaca
Xitaa in yar oo hurdo la'aan ah ayaa la muujiyay inay naaqusayso shaqada iska caabbinta
Hal daraasad oo 2-toddobaad ah oo ballaadhan ayaa lala socdey koritaanka hargabka caadiga ah ka dib markii dadka laga siiyay dhibic sanka ah fayraska hargabka
Waxay ogaadeen in kuwa seexday wax ka yar 7 saacadood ay ku dhowaad 3 jeer u badan tahay inay qaadaan hargab marka loo eego kuwa seexan jiray 8 saacadood ama kabadan.
Haddii badanaa aad hargab qabtid, hubinta inaad hesho ugu yaraan 8 saacadood oo hurdo ah habeen kasta waxay noqon kartaa mid waxtar badan leh. Cunista toonta badan sidoo kale way caawin kartaa

Daawo hakad gelinaysa qaybsanka uu sameeyo covid19Avigan,  waa daawo lagula dagaalamo noocyo badan oo ah xanuunada u fid...
21/03/2020

Daawo hakad gelinaysa qaybsanka uu sameeyo covid19

Avigan, waa daawo lagula dagaalamo noocyo badan oo ah xanuunada u fida sida durayga, midaasi oo ay tahay shaqadeedu inay qofka ka yarayso xumada faraha badan isla markaana taageerta habdifaaca jidhka adamaha.
Dawadan waxa la soo saray 22 october 2014 waxaan soo saartay shirkad jabaanis ah oo la yidhaahdo (fujifilms)
Hadaba sida la wada ug soon yahay coronavirus waa xanuun sida durayga u fida, shaqada ugu wayne ay dawadani qabato ayaa ah inay viruska ka horstaagto inuu ku dhex qaybsamo jidhka.
saraakiil ka tirsan wasaarada cafimaadka iyo technologyda ee dalka shiinaha ayaa sidaasi u cadeeyey jariirada reer ingiriis ee the (gurdian) dib markii 340 ah bukaanka coronavirus oo ku sugan magaalada wuhan ku waasi oo badankoodu mujiyeen soo kabsi muddo kooban oo deg deg ah.
Iminkana waxa socota tijaabooyin mustaqbalka dhow ah oo ay wado dawlada shiinuhu oo ay rabto inay ku xaqiijiso rasminimada waxtar ee daawadan.
Haddii ay midaasi dhabowdana waxay dadwayneehda ugu qaybindoonta si lacag la, aan ah.

FAA IDADA KU JIRTA INAAD DHINAC U SEEXATODhinaca aan u seexanaynaa waxa uu ku lug leeyahay caafimaadkeena Wuxuu saamayn ...
14/03/2020

FAA IDADA KU JIRTA INAAD DHINAC U SEEXATO

Dhinaca aan u seexanaynaa waxa uu ku lug leeyahay caafimaadkeena
Wuxuu saamayn ku leeyahay waxkasta oo maskaxda ka yimaada illa cagaha.
waxaynu si fiican ula soconaa hadaynaan helin hurdo inagu filan in aan dareeno cadho iyo caajis, Laakiin haddii aad raacayso wixii lagugula taliyay oo ah toddobo ilaa sideed saacadood oo hurdo ah baahiyahaaga qaan-gaarnimo marka loo eego, oo welina aad dareemayso haqab la'aan hurdo,
Waxad u baahantay in aad dib u qiimayso waxa aad jidhkaaga ku samaynayso marka uu habeenku dumo.
dhinac u seexashadu ama halka uu qofku dhabanka u dhigaa wuxuu kor u qaadi karaa caafimaadka garashada, yareyn kartaa xanuunka kala goysyada, iyo xitaa wuxuu horseedi karaa inuu si fiican u shaqeeyo dheefshiidku

Midig iyo bidixba labada dhinac iyo siday u kala faa ido badan yihiin kala soco maqaalka danbe...

Address

Medan
20015

Telephone

+6282370737767

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Onkod Infographic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Onkod Infographic:

Shortcuts

Share

Category