Tacliinta

Tacliinta Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tacliinta, Education, Makassar.

17/09/2022
31/08/2022

Ku soo dhawoow macmiil shirkaga soo iibinta alaabaha iyo soo qaadida ee Ayro online Buyer Agency & Air Cargo, Ayro waxay macaamiisheda ka haqabtirtay soo iibinta alaabaha iyo soo qaadidooda (Buying and shipping cargo)
Fadlan garaac telephone ka ☎️ 3886 ama 0634403294 alaabaha waxa laguugu keeni doonaa gurigaaga ama goobtaada ganacsi!!
- - - - - - - - - - - #… Arag wax badan
POEDAGAR New Casual Sport Chronograph Men's Watches Stainless Steel Band Wristwatch Big Dial Luminous Pointers Quartz Watches

23/12/2021

Ku soo dhawoow macmiil Ayro online buyer agency

Waxbarshadu waa shay aasaasi u ah nolosha iyo ilbaxnimada aadamaha, aqoon la'aan aduunyada waxay  noqon lahayd mugdi dhi...
30/11/2021

Waxbarshadu waa shay aasaasi u ah nolosha iyo ilbaxnimada aadamaha, aqoon la'aan aduunyada waxay noqon lahayd mugdi dhibaato badan ka jiro,

MOHAMATO GAaDI, wuxuu yidhi u nooloow is aad bari dhimanaysid, waxana u baro si aad walagaa noolaanaysid.

24/08/2018

Maskaxda ood si caafimaad qabta u isticmaashaa waxay kugu jihaysaa waxqabad la taabsan karo mar- walaba ha sareeyo dareenkaagu

Ma u baahantahay inaad lacag la-aan kula hadashid Canada iyo maraykanka, sidoo kale ma rabtaa tephone number Canada ama ...
17/08/2018

Ma u baahantahay inaad lacag la-aan kula hadashid Canada iyo maraykanka, sidoo kale ma rabtaa tephone number Canada ama maraykana ah?

Hadii ay jawaabtaadu tahay haa fadlan daawo video gan, waxaan kuu balan qaadayaa 100℅ inaad si sahlan ku helaysid hadii aad si saxa ah u raacdid sharxaada video ga.

Ugasii faaiidee asxaabtaada iyo dhamaan dadkakale ee u baahan.

Fadlan halkan ku dhufo si aad video ga u daawatid
https://youtu.be/-FIAcTYyutc

Address

Makassar
6285

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacliinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Tacliinta:

Shortcuts

Share

Category