Amaano Boarding & Day School

Amaano Boarding & Day School School Background
Amaano Boarding and Day School is a modern school established for the betterment of future generation and schooling system in Somaliland.

Amaano Boarding and Day
School
Waa dugsi heer caalami oo leh dhamaan halbeegyada lagu Cabiro Dugsiya Caalamigaa Haday Noqoto Xaga Deegaanka wax lagu baranayo iyo dhinac Tayaynta Tacliinta. Dugsigu waxa uu Ka kooban Yahay qaybta HOYGA ah iyo Mid MAALINLE ah ( Boarding And Day School)
Qaybaha uu Ka Kooban Yahay Dugsigu:
1. Dugsiga Sare ( Secondary School)
2. Dugsiga Hoose Dhexe (Primary School)
3. Barbaarinta (Kindergarten)
4. Madarasa (Qur`an School)
5. Hoy (Boarding)
6. Xarun Caafimaad (Clinick)
7. Goobaha Ciyaarha ( Playgrounds
8. Library and Ict Lab
9. Science Lab

27/09/2026

الابتسامة والتواصل البصري: تشجيع الطفل على النظر للنظر إلى الكاميرا أو الجمهور مباشرة

23/09/2026

تنمية التوافق الحركي والتركيز لدى الأطفال وتعزيز الثقة .

22/09/2026

في كل صباح، نفتح أبواب المعرفة ونستقبل أطفالنا بشغف لتشجيعهم على التعلم والإبداع
نبدأ يومنا بالحب والابتسامة، لنبني جيلًا طموحًا يصنع المستقبل.

21/09/2026

Dugsiga Sare ee Amaano Boarding and Day School oo uu Maanta soo Booqday Sheekh Xuseen Ali Jabuuti. Wacdi qiimo badana siiyay ardayda Dugsiga.

Dhammaan Ilaahay ha ku anfoco ubadka Wacdigaa Qalbiga Taabanaya ee uu sheekhu siiyay saaka oo Isniin ah.

📗📕📘📔🧾📗📕

Amaano Boarding and Day High School [High school Section] was honored to welcome Sheikh Hussein Ali Jabuuti, who delivered a valuable and heartfelt sermon to our students.

🤲 May Allah benefit our children through his beautiful reminder and reward the Sheikh abundantly for his inspiring words.

A meaningful beginning to a blessed Monday! Amaano Boarding & Day School

Sawiro: Ustaad Abdirahman Sameeco oo Saaka ardayda Dugsiga Sare Ee Amaano Boarding and Day School la qaatay waqti, kalan...
20/09/2026

Sawiro: Ustaad Abdirahman Sameeco oo Saaka ardayda Dugsiga Sare Ee Amaano Boarding and Day School la qaatay waqti, kalana Hadlay Saamaynta Isticmaalka Baraha bulshada ku Yeesho Wax Akhriska iyo Heerka Waxbarasho ee Ardayda.
Amaano Boarding & Day School

20/09/2026

Ustaad Abdirahman Sameeco oo Saaka ardayda Dugsiga Sare Ee Amaano Boarding and Day School la qaatay waqti, kalana Hadlay Saamaynta Isticmaalka Baraha bulshada ku Yeesho Wax Akhriska iyo Heerka Waxbarasho ee Ardayda.
📗📕📕📘📔📗📕

This morning, during the Sunday Assembly at Amaano High School, Ustaad Abdirahman Sameeco spent valuable time with our high school students, engaging them in an insightful discussion on the impact of social media use on their reading habits and academic performance.
Amaano Boarding & Day School

19/09/2026

الحواس الخمس وأعضاؤها: السمع: الأذن الشم: الأنف اللمس:
الجلد / اليدين البصر: العين التذوق: اللسان

Abaalmarinta Ardyada Ugu Saraysay Imtixaanka Bilaha ee Dugsiga Sare ee Amaano Boarding and Day School. Hambalyo dhammaan...
19/09/2026

Abaalmarinta Ardyada Ugu Saraysay Imtixaanka Bilaha ee Dugsiga Sare ee Amaano Boarding and Day School. Hambalyo dhammaan ardayda ku Sifoobay Xidigaha Bisha September.

📔📕📗🧾📔📕📗

Congratulations to all the outstanding students who have been recognized as the Stars of the Month for September! 🌟
We especially congratulate the students who achieved the highest positions in the monthly examination. Amaano Boarding & Day School

08/09/2026

Maamule Abdilaahi Ahmed Xaaji Cabdi oo Kalmad Waano ah Siinaya Fasal ka Mid ah Dugsiga sare ee Amaano Boarding and Day School

Qodobada Waanada:

1. Dhaqanka Wanaagsan ee laga Rabo Ardayga Muslimka ah.

2. U samafalka Waalidka iyo Dheefta Laga Dhaxlo if iyo Aakhiroba

3. Asbaabaha Guusha Gaadhsiiya Ardayga.

[Education Lights The Way.]

📚📚📚📗📚📚📚📚📘📘📘📒📒📒

​Principal Abdillahi Ahmed Haji Abdi Giving Words of Advice to a High School Class at Amaano Boarding and Day School.

​Points of Advice:

1. ​Good conduct and character expected of a Muslim student.
2. ​Kindness to parents and the rewards gained from it in both this world and the Hereafter.
3. ​The keys to student success.

[​Education Lights The Way.] Amaano Boarding & Day School

Address

39 Avenue Road
London
W38YT

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amaano Boarding & Day School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Amaano Boarding & Day School:

Shortcuts

Share

Category