Kordhi aqoontaada

Kordhi aqoontaada kordhi aqoonaatada aad u leedahay wadankaaga
(1)

02/08/2024

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN:

Allaha u naxariisto dadki ku dhintay xasuuqi caawa ka dhacay Liido sidoo kalena waxaa allah u weydiineenaa caafimaad dadki ku waxyeeloobay oo ku dhaawacmay.

Waa Fal naxdin badan qalbigeenana ku reebay murugo iyo tiiraanyo fara badan. Waxaa allah weydiisaneynaa in uu na siiyo nabad waarta dadka cadowga nagu ahna naga qabto inshalah 😭💔

27/06/2024

Maxaa ka taqaanaa Taariikhda calanka soomaliya

CIID WANAAGSANDhaman umada soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeeynayaa munaasabada barakeysan ee ci...
15/06/2024

CIID WANAAGSAN

Dhaman umada soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeeynayaa munaasabada barakeysan ee ciidda carafo oo ah mid ku weyn diinteena iyo dhaqankeena suuban.

Address

London
TW134JQ

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kordhi aqoontaada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kordhi aqoontaada:

Shortcuts

Share

Category