Ahmed Suwedy

Ahmed Suwedy shaqo badan iyo hadal yar

05/12/2023
Ilahay ha uu naxaristo Madax weynihi h**e galmudug Mahamed ahmed caalin dhaman samir iyo iman alah haka siiyo  intii uu ...
31/10/2023

Ilahay ha uu naxaristo Madax weynihi h**e galmudug Mahamed ahmed caalin dhaman samir iyo iman alah haka siiyo intii uu kabaxay iyo ummada gar ahan rer galmudug

01/05/2023
WAR SAXAAFADEED.MOGADISHU,17-09-2022: In ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka xoogga dalka Soomaa...
17/09/2022

WAR SAXAAFADEED.

MOGADISHU,17-09-2022: In ka badan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ku dileen deegaanka Abooreey oo qiyaastii 25Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa xalay abaaro labadii habeenimo saq dhexe dagaal kula galay Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab deegaanka Abooreey, ciidanka xoogga dalka oo sii haayay xogta dhagarta Argagixisada ayaa gaarsiyay jab xoog leh, iyada oo dhanka kale ay dhaawacyo soo gaareen shan askari oo ka tirsan ciidanka xoogga.

Deegaanka Abooreey oo ay dhowaan la wareegeen ciidanka xoogga dalka ayaa ahaa goob muhiim u ahaa marinka Argagixisada ay isaga kala gudbi jireen deegaanada bari iyo qaybaha kale ee dalka.

Dagaaladii ugu danbeeyay ee ciidanka dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed oo iskaashanaya ay la galeen Argagixisada waxaa lagu dilay in ka badan 150 dhagar qabeyaal Al-Shabaab ah, waxaana laga saaray deegaanno badan oo Argagixisadu ay ku gumaadi jireen shacabka.

Dowladda Soomaaliya waxa ay u mahad celinaysaa dadkeeda oo si dhow ugula shaqeynaya dagaalkan lagu soo afjarayo argagixisada. Maleeshiyada la qalday ee Alshabaab waxay dowladda u sheegaysaa in wadada kaliya ay uga badbaadin karaan hawlgaladaan ay tahay in ay isku soo dhiibaan dowladda, dadkoodana ka mid noqdaan.

27/06/2022

🫵 DAAWO FREE AH INSHA ALLAH

Adresse

Paris

Téléphone

+33767533308

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Ahmed Suwedy publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'école

Envoyer un message Ă  Ahmed Suwedy:

Raccourcis

Partager