Sports Hub Soomaali

Sports Hub Soomaali Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Sports Hub Soomaali, Enseignement supérieur, France paris, Paris.

15/09/2026

falanqayn edan hassan ala muxu laacib ahaa

🎙️ MICHAEL OLISE OO HADAL CULUS KA YIRI LAMINE YAMAL! Michael Olise ayaa si cad u sheegay in dadka marar badan isaga iyo...
12/09/2026

🎙️ MICHAEL OLISE OO HADAL CULUS KA YIRI LAMINE YAMAL!

Michael Olise ayaa si cad u sheegay in dadka marar badan isaga iyo Lamine Yamal isbarbardhigaan, balse aragtidiisu ay tahay:

🗣️ “Waxaan aaminsanahay in Lamine Yamal iga fiican yahay, aad iyo aadna iga fiican.

Laakiin halkaas kuma uusan joogsan… 👀

🗣️ “Aniga ahaan, Lamine waa ciyaaryahanka ugu fiican adduunka hadda.

Kadib wuxuu sii raaciyay:

🗣️ “Lamine wuxuu u qalmaa inuu ku guuleysto Ballon d’Or xilli ciyaareedkan.

🔥 Haddii ciyaaryahan heerkan kula tartamaya uu sidaas kaaga hadlo, waa aqoonsi weyn!

Dunidu way daawaneysaa… Lamine Yamal-na wuxuu sii wadaa qorista taariikhda! 🐐

25/08/2026

falanqayn Antonio gordon

Rodri to Barcelona here we go
16/08/2026

Rodri to Barcelona here we go

Superstar Akshay Kumar oo loo yaqaan madaalaha Bollywood ka wuxuu leeyahay "Shaqo yar iyo lacag yar midna lagama tago ka...
03/08/2026

Superstar Akshay Kumar oo loo yaqaan madaalaha Bollywood ka wuxuu leeyahay "Shaqo yar iyo lacag yar midna lagama tago kaliya waqtiga haku yaraado si joogto ah u shaqee kadib waa imaaneysaa shaqo weyn iyo lacag badan."

Waa sababta uu u yahay madaalaha Bollywood ka oo awood sanadkii inay usoo baxaan 4 film xiligan casriga ah oo atoorayaasha badankooda awoodin in 2 film xitaa sanadkii la imaadaan.

01/08/2026

subxanallah waa hooyo ninki qabay labo gabdhood ka kufsaday uurna uuyeelay
waliba wa macalin dugsi

30/07/2026

Salmo yar ilahay haa caafiyo ax xalad adag bay ku jirtaa

29/07/2026

Sheeko xanuun badan
Gabadh 25 sano xoog lagu haystay

Part 1

29/07/2026

Waatan xaqiiqdi sidii salmo yar loo gubay ilahow caafii

27/07/2026

Jigjiga – Golaha Xildhibaannada Dowladda Deegaanka Soomaalida

Adresse

France Paris
Paris

Téléphone

+251919116177

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Sports Hub Soomaali publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'école

Envoyer un message à Sports Hub Soomaali:

Raccourcis

Mis en avant

Partager