Somali Education Health College

Somali Education Health College

Partager

Ku soo dhawaada Boga Rasmiga ah ee xaruunta barashada aqoonta cafimaadka " Somali Education Health College "

07/08/2026
Photos from Somali Education Health College's post 07/08/2026

Hypertension treatment

05/08/2026

Which enzyme deficiency predisposes RBCs to oxidative hemolysis?

02/08/2026

A patient is placed on: Ampicillin 500 mg QID, Gentamicin 80 mg IV TDS, and Metronidazole 500 mg TDS.
What are we treating

02/08/2026

Diabetes mellitus is mainly associated with deficiency of?
A) Insulin
B) Estrogen
C) Testosterone
D) ADH

02/08/2026

The choroid plexus is one of the CNS sites that may permit viral entry from the bloodstream.
True / False

02/08/2026

Normal adult BP is:
A) 140/90 mmHg

B) 120/80 mmHg

C) 160/100 mmHg

D) 100/60 mmHg

E) non of the above

Only 1% correct Answer medical students 🩺👩‍⚕️👨‍⚕️

30/07/2026

Faa'iidooyinka Tallaalka Jooniska
(Hepatitis B Vaccine)

1. Ka Hortagga Caabuqa Hepatitis B
Tallaalku Wuxuu Si Weyn U Yareeyaa Halista Lagugu Qaado Fayraska Jooniska (Hepatitis B).

2. Ilaalinta Beerka
Wuxuu Ka Hortagaa Dhaawaca Joogtada Ah Ee Beerka (Cirrhosis) Iyo Kansarka Beerka Ee Uu Sababi Karo Fayrasku.
Beer Caafimaad Qabta ✔️
Beer Xanuunsan (Cirrhosis/Kansar) ✖️

3. Ilaalinta Carruurta
Marka Ilmaha La Siiyo Tallaalka 24-ka Saac Ee Ugu Horreeya Dhalashada, Wuxuu Si Weyn Uga Hortagaa In Cudurku Uga Gudbo Hooyada.
24 Saac

4. Difaac Mudo Dheer Ah
Dadka Qaata Dhammaan Qiyaasaha Tallaalka Waxay Helaan Difaac Socon Kara Tobannaan Sano, Badanaana Cimriga Intiisa Badan.

5. Badbaado Leh
Tallaalka Hepatitis B Waa Mid Ammaan Ah Oo Si Weyn Looga Isticmaalo Dunida.

6. Yaraynta Faafitaanka Cudurka
Marka Dad Badan La Tallaalo, Waxaa Yaraada Gudbinta Fayraska Bulshada Dhexdeeda.

Tallaalka Jooniska Waa Ilaalin Nololeed – Kaa Ilaali Naftaada Iyo Qoyskaaga!



Fariimo Cafimad

30/07/2026

Waxaa Bukaano dhawr ahi ii waydiiyeen arrinta ku saabsan daawada Levothyroxine oo shaki ka galay dawadii ay maalinlaha u qaadan jireen kadib baadhitaan ay FDA ku samaysay mid ka mid ah shirkadaha soo saara .

Ugu horreyn, Levothyroxine waa daawada loo isticmaalo dadka qaba xanuunka qanjirka Thyroid-ka, gaar ahaan marka uu hoos u dhaco soo saarista hormoonka thyroid-ka (Hypothyroidism).

Shirkad ku taalla Maraykanka oo soo saarta Levothyroxine (qaar ka mid ah oo ay ka mid yihiin 25 mcg, 50 mcg iyo 75 mcg) ayaa la ogaaday in qaar ka mid ah lot-yada ama noocyada ay soo saartay ay ahaayeen ( subpotent , Class II Recall) taas oo macnaheedu yahay in daawadu ay lahayd awood daawayn oo ka yar intii ku qornayd.

Maaha in daawadu sun tahay ama ay leedahay walxo kale oo khatar ah, mana khusayso dhammaan noocyada ama shirkadaha soo saara Levothyroxine.

Waxa dhici kara in bukaanku isagoo si joogto ah u qaadanayo daawadan balse uusan helin faa'iidadii laga filayay maadaama awooddii daawadu ka yar tahay tii loo baahnaa, taas oo keeni karta in xanuunka hypothyroidism-ku sii socdo ama ka sii daro. Uuna bukaanku gali karo xaalad Culus sida ( inay Coma galaan " Myxedema coma " ama xanuuno kale oo wadnaha saameya. )

Sidoo kale, tani ma khusayso dhammaan daawooyinka Levothyroxine ee dunida, sida kuwa ka yimaadda Turkey, India ama dalalka Yurub.

Haddii aad isticmaashay Levothyroxine ay qoyskaagu kaaga keeneen Maraykanka, waxaa habboon inaad hubiso shirkadda iyo lot number-ka, isla markaana la tashato dhakhtarkaaga ama farmashiistahaaga si loo xaqiijiyo in daawadaadu aanay ka mid ahayn lot ama noocyada -yada dib loogu yeedhay ama FDA soo saartay.

Vous voulez que votre école soit école la plus cotée à Aire-sur-l'Adour ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Emplacement

Type

Téléphone

Site Web

Adresse


2 Residence Les Rives De L’Adour
Aire-sur-l'Adour
40800