Skills Hub Academy

Skills Hub Academy Horn of Africa's No.1 Full Stack Digital Marketing
Training Program. Take your career to new heights with our full-stack digital marketing course.

Learn the skills you need to secure a job, grow your business, or kickstart your freelancing career.

05/10/2025

Waxaa Bilawanaya Koorsada Digital Marketing Mudada wa laba Isbuuc Diwaan Gelintu wey Socota !

23/06/2025

FOKAS Skills waad ku Mahadsantihiin Wada Shaqeynta 🤝
iyo Dadaalka ad ugu Jirtaan in Ardaydu ay Helaan Tababaro her Sare oo Caalami ah ✌️

🗣️ OGEYSIIS TABABAR MUHIIM AH!Skills Hub Academy waxay idin soo bandhigaysaa tababar xiiso leh oo loogu talagalay kor u ...
20/06/2025

🗣️ OGEYSIIS TABABAR MUHIIM AH!
Skills Hub Academy
waxay idin soo bandhigaysaa tababar xiiso leh oo loogu talagalay kor u qaadista xirfadahaaga shaqo raadinta!

🔍 JOB HUNTING SKILLS

(Xirfadaha Shaqo Raadinta)

✨ Fursado Dahabi ah oo aad ka faa’iideysan doonto:
🎯 Qorista CV iyo Cover Letter si xirfad leh oo soo jiidasho leh
🎯 Ka-qaybgal wareysiyada shaqo adigoo leh kalsooni iyo diyaargarow buuxa
🎯 Barashada xeeladaha raadinta shaqo iyo sameynta xiriir (Networking)
🎯 Sida CV-gaaga loogu waafajiyo shaqooyinka aad rabto
🎯 Siraha kuu sahlaya in aad hesho shaqooyin qiimo leh

📅 Taariikhda: 26 Iyo 27 June, 2025
⏰ Waqtiga: 4:00 PM – 9:00 PM
⏳ Maalmaha- khamiis iyo Jimco

Ha seegin fursadan!
Ka faa’iidayso tababarkan si aad u hesho shaqooyin kugu habboon oo xirfadle ah.

https://forms.office.com/e/j0EKxW6VMv

📢 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒   𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 📢Waxaa la ogeysiinayaa in Xarunta Skills Hub  iyo Xarunta Tababarada FOKAS Skills  ee dal...
19/06/2025

📢 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 📢
Waxaa la ogeysiinayaa in Xarunta Skills Hub iyo Xarunta Tababarada FOKAS Skills ee dalka Finland ay si wadajir ah u qabanayaan koorso Digital Marketing ah, taasoo bilaaban doonta 25-ka Juun 2025.
💡 Koorso cusub, fursad cusub! Haddii aad xiisaynayso inaad barato suuqgeynta dijitaalka ah oo aad kor u qaaddo xirfadahaaga, tani waa fursad aan la seegin.
🎓 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡:
Ardayda 𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 ee ka qeybgasha koorsada waxay heli doonaan internship (𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨) soconaya 1 ilaa 3 bilood, si ay waayo-aragnimo dhab ah u helaan.
📝 Diiwaangelintu waa socotaa — iska diwaangeli adigoo gujinaya lifaaqa hoose:
👉 Lifaaqa Diiwaangelinta https://forms.office.com/e/c233jLBVv9

📢 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒   𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 📢Waxaa la ogeysiinayaa in Xarunta Skills Hub  iyo Xarunta Tababarada FOKAS Skills  ee dal...
17/06/2025

📢 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 𝐎𝐆𝐄𝐘𝐒𝐈𝐈𝐒 📢

Waxaa la ogeysiinayaa in Xarunta Skills Hub iyo Xarunta Tababarada FOKAS Skills ee dalka Finland ay si wadajir ah u qabanayaan koorso Digital Marketing ah, taasoo bilaaban doonta 25-ka Juun 2025.

💡 Koorso cusub, fursad cusub! Haddii aad xiisaynayso inaad barato suuqgeynta dijitaalka ah oo aad kor u qaaddo xirfadahaaga, tani waa fursad aan la seegin.

🎓 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡:
Ardayda 𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 ee ka qeybgasha koorsada waxay heli doonaan internship (𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨) soconaya 1 ilaa 3 bilood, si ay waayo-aragnimo dhab ah u helaan.

📝 Diiwaangelintu waa socotaa — iska diwaangeli adigoo gujinaya lifaaqa hoose:

👉 Lifaaqa Diiwaangelinta https://forms.office.com/e/zPUX202JsX

Digital Marketing Course – Registration FormRegister Now for the Digital Marketing Practical Course!Ready to start your ...
21/04/2025

Digital Marketing Course – Registration Form

Register Now for the Digital Marketing Practical Course!Ready to start your journey in the world of online business and digital marketing? This hands-on course will teach you everything from social media ads to SEO, Google Ads, email marketing, and how to sell your products/services online.What’s Included:
Step-by-step business setup
Social media marketing with real ad practice
Google Ads, SEO & content strategy
Sales guidance & campaign analytics
100% practical learning with live projects
Who Can Join?
Students, freelancers, business owners, job seekers – anyone ready to learn and grow online!Fill out the form below to reserve your seat.
Limited spots available only 25 members.Enroll now and take the first step toward your digital success!
Register Here👇🏾

https://forms.office.com/e/HeLJmdPJK8

Waxaa Farxad ino ah inan Heshiis wada shaqeyn la Galno  FOKAS Skills oo ah Xarun Tababar Ee ku taalo Yurub Waxana ardayd...
16/04/2025

Waxaa Farxad ino ah inan Heshiis wada shaqeyn la Galno FOKAS Skills oo ah Xarun Tababar Ee ku taalo Yurub Waxana ardayda ugu bishaareynena in Mar dhaw ay si Toos ah y bilaawan donan Korsooyinki aad nugu baraten .

Hey! Want to master the field of Digital Marketing and meet all your digital goals?this program brings you a flagship '1...
03/10/2021

Hey! Want to master the field of Digital Marketing and meet all your digital goals?
this program brings you a flagship '1,2 & 3 Months Digital Marketing Program in just 𝟒𝟓 𝐝𝐚𝐲𝐬!

So if you are a:
✅Student looking for a great career opportunity
✅Entrepreneur looking to scale up your business
✅Marketing professional looking to maximize your leads
✅Or a Homepreneur looking for freelance opportunities and clients,then this course is the right Guide for you to meet all your Digital goals.💯
𝐥𝐨𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 - 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝.
halkaan iska diwaan gali: https://forms.gle/QvSfcS6ipAmjkNCj8

Osoite

Vaskivuorentie 25
Vantaa
01600VANTAA

Puhelin

+252634624646

Verkkosivusto

Ilmoitukset

Saat tiedon ensimmäisenä: lähetämme sinulle sähköpostia, kun Skills Hub Academy julkaisee uutisia ja tarjouksia. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua tilauksen milloin tahansa.

Ota Yhteyttä: Koulu

Lähetä viesti: Skills Hub Academy:

Oikopolut

Jaa

Kategoria