15/05/2020
Ma Ogtahay ....! Part 2 Propose By Ali Editing By Bashir Producer By @ Gaax Production Spical @ Caamir Yare
Wake up afirca
15/05/2020
Ma Ogtahay ....! Part 2 Propose By Ali Editing By Bashir Producer By @ Gaax Production Spical @ Caamir Yare
14/05/2020
Lämpimästi tervetuloa Suomen Somalia-verkosto ry:n sääntömääräiseen kevätkokoukseen torstaina 28.5.2020 klo 17:30. Näin poikkeuksellisena aikana kokous toteutetaan etäyhteydellä Teams-kokouksena.
Kevätkokouksessa käsiteltävinä ovat sääntömääräiset asiat mukaan lukien vuoden 2019 tilinpäätöksen käsittely ja vastuuvapauden myöntäminen hallitukselle ja muille tilivelvollisille, sekä lisäksi ehdotus sääntömuutoksesta etäosallistumisen sallimiseksi myös jatkossa.
Verkoston sääntöjen mukaan jäsenkokouksissa jokaisella varsinaisella jäsenellä on yksi ääni.
Ilmoittautuminen viimeistään tiistaina 26.5.2020 osoitteeseen toimisto (at) somaliaverkosto.fi. Jäsenjärjestöjen edustajien tulee liittää viestiin samalla allekirjoitettu valtakirja omalta jäsenjärjestöltä. Valtakirjapohja löytyy jäsenjärjestöille sähköpostitse lähetetyn kokouskutsun liitteenä. Ilmoittautuneiden sähköposteihin lähetetään linkki kokoukseen osallistumiseksi.
Tervetuloa ja kuullaan Teams-palaverissa!
Ilmoittautuminen:
toimisto (at) somaliaverkosto.fi
Lisätiedot:
Mari Tuohimaa
Toiminnanjohtaja
mari.tuohimaa (at) somaliaverkosto.fi
+358 44 777 9422
Kehitysyhteistyö ja tuki nuorille - Suomen Somalia-verkosto Kehitysyhteistyö ja tuki nuorille - Suomen Somalia-verkosto tekee vaikuttavaa kehitysyhteistyötä ja tukee nuorten osallistumismahdollisuuksia Suomessa.
09/04/2020
Fadalan quruxi qoraalka fartaada si aad warbixin qurux badan osamayso
Baraha ama ma Ali ka soo qoray waraaqahan waa
Ustad amir
07/04/2020
https://www.facebook.com/Haji-nasir-motors-1612951548850483/ WELCOME HAJI NASIR MOTORS.....
NISSAN DIESAL ..FE6 CONDOR
MODEL ♧1992
CLOUR ♧WHITE/GREEN
FUEL ♧DIESAL
STRNG ♧RIGHT
PRICE ♧$19500
CONTACT DUBAI ♧+971558599664
CONTACT HRGS ♧0634428267/0634135919
CONTACT BRBR ♧0634134196/0634162009
Kala soco( Shululux) Wasiirkii h**e ee Arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Su’aalo kala duwan ka keenay Arimo La xidhiidha Doorashooyinka soo socda ee dalka, Wuxuuna si gaar ah uga hadlay Qaabka lagu soo Dooranaya Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
“Xildhibaannada kharashka badani ku baxayo ee u fadhiya inay iyagu cayimaan deegaankii Xildhibaannada laga soo dooran lahaa, miyeey iyagu ka tanaasuleen in ay u tartamaan Baarlamaanka?
Haddii ay jawaabtu maya tahay, miyaaneey u dhigmin laba kooxood oo kubbad ku tartamaya oo midkood yidhi Garoonka aan doono, ayaa marka aan doono kubbadda lagu cayaarayaa?
Adiga oo murashax ah, sideed adigu u go’aamin kartaa meesha aad rabto in aad kursiga la tagto?
Maxaa diidaya inaad la tagto meesha ay adiga kuugu badiso? Miyaan kursigu kaala dhexeyn kan kula tartameya?
Siyaasi, xataa haddii uu yahay mid ammaana yaqaan ah, in lagu kalsoonaado waxaa ka qumman in lala xisaabtamo.
Golayaashu cod aqlabiyad ah ha ku gooyeen wixii siyaasad doorasho ah, wixii farsamo doorasho ahna faraha ha kala bexeen oo ha u daayeen Guddiga Doorashada.”
Danjire Yuusuf Garaad Cumar.
05/04/2020
Asc dhamaan dadka somaliyeed meelkasta aad jogtaan waxaan idinku burshareynayaa inan idiin hayo book tayo leh oo is fasiraya english to somali marka qofkii daneynaya wuxuu ka helayaa WhatsApp number +254729266454 ama Facebook Young ebnu salwe halkaas hala soo xiriro Insha allah soo dhawaada gacmo furan iyo soo dhawayn qiimo leh iyo qiimo jaban
Warbixin Dhalinyarada Soomaliyeed ee Libya ku Cakiran.
Dawlada Somaliyeed ayaa mar kasta ku mashquulsantahay sidi loo daad gureen lahaa dhalinyarada ku dhibaateysan Dalka Libya.
Hawlgalka UNHCR ka wada gudaha Libya waxaa u suurtagashey in 20 dhalinyaro Somali loo qaado dalka Niger. 89 kalena ay hay'adda gacanta ku soo dhigtey. 100 kale ee dhalinyaro haddu processki dadgureenta u socto Dhalinyaradaas oo marka h**e loo qaadi doono magaalooyinja Zintan iyo Misrata oo nabad ah.
Waxaan kaloo waalidiinta u sheegeeyna in 23 ki dhalinyaro ee ku xayirnaa magaalada Misrata ay IOM ta maalinta May 5 teeda u soo qaadi doonto Somaaliya.
Iyadoo xaalada Tripoli aad u xuntahay suurtagal nooma ah in la tago goobaha dagaalka u soo gaarey. Laakinse Dawlada Soomaliyeed iyo Hay'adaha samafalka waxaa ka go'aan dhamaan dhalinyarada ku jirta xabsiyada Tripoli in la soo badbaadiyo.
Wa bilaahi tawfiiq
Qormadeydan aadka u koobani ma ahan qiimeyn siyaasadda Dowladda. Mana ahan xataa qiimeyn khudbadda uu Madaxweynuhu shalay jeediyay oo dhan. Waa isku day aan Weyneyso dul joojinayo muhiimad iiga dhex muuqatay khudbadda. Waa sida uu u wajahay mid ka mid ah mowduucyada uu khudbaddiisa ku soo qaatay.
Waa mowduuc ay maskaxdeydu ka fekerto habeen iyo maalin kasta.
Waa mowduuca sidii xal looga xoroobi lahaa qaraxyada, weerarrada iyo dakanada u dhexeysa Shabaab iyo Dowladda iyo shacabka oo ku dhammaaday. Waa arrinta cuuryaamineysa Dowladnimada Soomaaliya iyo horumarka dalka ee dhan kastaba.
Madaxweynuhu isaga oo la hadlaya culimmo Soomaaliyeed, kuna tilmaamay in ay yihiin indhaha Ummadda, ayuu u sheegay kaalin u bannaan.
Wuxuu qiray Madaxweynuhu in dagaalka Shabaab iyo Dowladda ay labada dhinacba ku dhimanayaan dad Soomaali ah. Shabaab in dhallinyaro badan laga laayay ayuu sheegay. Wuxuu dhallinyaradaa la laayay uu ku tilmaamay inay yihiin wiilasheennii.
Wuxuu ku daray in iyaguna ay dileen dad badan oo isugu jira dhallinyaro uu iyagana ku tilmaamay wiilasheenna, hooyooyin, carruur iyo hal-door Soomaaliyeed.
Wuxuu is weydiiyay Madaxweynuhu, “yaan u faa’iideynay marka?” Wuxuu ku daray “yeey u faa’iideeyeen [Shabaabku]?”
Su’aasha ugua wanaagsan ee uu Madaxweynuhu is weydiiyay waxay ahayd, Ilaa goorma ayaan ku jireynaa xaaladdaas?
Wuxuu ku tilmaamay in uu soo dhoweynayo haddii ay suurta-gal, waa Culimmadee, ay dhexdhexaadin karaan Dowladda iyo Shabaab.
Waxaan rajeynayaa in Madaxweynaha ay ka tahay siyaasad cusub oo ay Dowladdu qaadatay. Oo ku saleysan daraasad wadata baadhis iyo lafa-gur, laga baaraan degay, gooreysan, miisaaniyaddeeda leh, aan lala daahin ku dhaqaaqiddeeda, daba-gal iyo dhammaystirna leh si looga miro dhaliyo.
Maaddaama halista amni ee ugu weyn ay hadda ka taagan tahay Shabaab, isla markaana sida uu qiray ay Soomaali badani labada dhinacba ku dhammaadeen, waxaan qabaa in hadalka Madaxweynuhu aanuu ku dhex lumin khudbadihiisa kale.
Waxay ila tahay hadalkani uu mudan yahay in si gooni ah dhug loogu lahaado, in la taageero, qofkii awoodaana uu talo iyo gacanba ka geysto in dagaalka Shabaab lagu xalliyo hab aan ahayn xabbad iyo dayaarad xambaarsan keliya gantaallo iyo ama bambaanooyin. Ayada oo aan ognahay in weerarkaas hordhaca ama Jawaabtu ay tahay Qarax caasimadda ka dhaca oo aan dadka loo kala aabbayeelin iyo isu socodka gobollada dalka iyo xataa caasimadda dhexdeeda oo ma-jire ku negaada.
Taladeyda ugu dambeysa waxay tahay maaddaama uu Madaxweynuhu isla khudbaddaas uga cawday siyaasiyiinta qaar, uu isagu ku tilmaamay in ay geedka ka jarayaan jirridda in aan culimmada lagu koobin dhexdhexaadinta Dowladda iyo Shabaab.
Siyaasiyiinta ay Dowladda is diiddan yihiin, sababtu wax kasta ha ahaatee, waa dad aan Dowladda hub u sidan qaarkoodna ay qayb ka yihiin heykalka Dowladeed.
Guddiga Amniga Jubbaland oo kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa soo saaray amaro cusub oo la xiriira amniga, iyadoo maamulkaas isu diyaarinayo doorashooyin ku soo fool leh.
Kulanka Guddiga Amniga Jubbaland ayaa faray gaadiidleyda inay qaataan warqadaha sharciga, si loo xaqiijiyo lahaanshaha gaadiidka, iyadoo la sugayo amniga.
Guddiga Amniga ayaa faray ilaalada Madaxda iyo Mas’uuliyiinta inay u dhega nuglaadaan awaamiirta amni ee la soo saaray, isla markaana ay sharciyeeyaan gaadiidka ay wataan.
Sidoo kale waxaa la faray darawalada gaadiidka inay leeyihiin kaararka aqoonsiga, warqada wado marista iyo taargada gaadiidka.
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland Cabdinuur Ibraahim ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhowro awaamiirta ka soo baxday Guddiga Amniga, si loo xaqiijiyo amniga magaalada Kismaayo.
Maamulka Jubbaland ayaa dhowr jeer oo horay soo rogay awaamiir la xiriira dhanka amniga, iyadoo laga mamnuucay Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha in ciidamo la soo galaan Kismaayo.