Layaabka fikirka.
GARAD MAAL
Be the winner or advatage seeker
Maxa ka ogtahay siraha dunida 😯.
Layabka iyo tariiqo layab leh 😳🫣..
Sirta boqorada UK 🇬🇧
Xigmado ka dhigayo qof adag
13/09/2024
Cabdi Bile Cabdi (عبدالله بله عبدالله; Abdi Bile; * 28.12.1962,wuxuu ku dhashay magaalada Laascaanood ee gobalka sool. cabdi waa oradyahan caan ah oo umada somaliyeed aad u jeceshahay wuxuuna somali gaarsiyay guul ayna waliged gaarin. wuxuu noqday Somaligii ugu horeeyay ee ku guulaysta oradka aduunka ee 1500 mitir oo ka dhacay magaalada Rooma sanadkii 1987 kuna guulaystay bilada dahabka.
11/09/2024
Maxa ku xasusana Abwaan hadraawi ?
10/09/2024
Xigmada maanta ✅
10/09/2024
Ethiopia halo shego inay wali nol yihin geesiyashi africa dhashodi 🇸🇴✊🩸
10/09/2024
U istag dalkaga 🇸🇴✊
xeerarka awooda 🧐😳
Alue
Kategoria
Ota yhteyttä koulu
Nettisivu
Osoite
Helsinki
00400