Waxaa inugu soo socda walaalayaal Doorashadii , feejignaan iyo taagero culus baa laydinga fadhiyaa , Fadhigu yaanu idin galaafsan ! CODKAAGA UGU HIILI HORUMARKA QARANKA JSL.
Xisbiga Kulmiye laantiisa Finland
KULMIYE Waa xisbi siyaasi waddani ah oo la asaasay bishii May ee sannadkii 2002. Ujeeddadiisuna tahay sidii Somaliland ay u gaadhi lahayd himilooyinkeeda a
Barnaamijka Xisbiga Kulmiye wuxuu ka turjumayaa xaqiijinta himilooyinka hoos ku xusan? Xisbiga Kulmiye wuxuu u hawl-gelayaa xaqiijinta iyo taabbo-gelinta madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland iyo ka mid-noqoshadeeda ururrada caalamiga ah iyadoo ah dawlad la aqoonsan yahay. Xisbiga Kulmiye wuxu higsanayaa inuu dalkan Somaliland ka dhiso bulsho casri ahoo ka xor ah faqriga, jahliga, dulmiga, kel
17/05/2016
Sanad Guurowacan dhamaan reer Somaliland
04/05/2016
Waxaa dhawaan aanu ku hawlanaa soo dhawayntii Laamaha Kulmiye ee qaaradda EU. Waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin qaran iyo Gudomiyayaasha dalalka qaaradda EU:
1. Finland
2. Germany
3. France
4. Denmark
5. Sweden
6. Belgium
7. Holland
Waxaa isla goobtaa ka soo qayb galay Xildhibaan Obama oo ku matalaayey Musharax Muuse Biixi Cabdi, Waxaa isla goobtaa ku wehelinaayey Lataliyaha Madaxwaynaha mudane: Axmed X. Carwo .
Waxaanu mahad naq balaadhan u jeedinaynaa gudidada Fulinta ee Finland iyo taagerayaasha isisoo buux dhaafiyey madaasha uu shirka ka dhacaayey.
By: Afhayeenka laanta Finland: Ismaciil Yuusuf Ismaciil
https://www.youtube.com/watch?v=OTP5D9mloGQ
War Saxaafadeed Xidhitaanka Shirkii Laamaha Kulmiye Qaaradda Europe Ee Finland
11/04/2016
Xeerka xisbaga ee laantiisa Finland waxaa hadda u yaala 19 qodob oo ay ku fuliyaan hawlaha laanta. waxaana kala saxeexay oo dhinacyada is hayeen ku qaateen 1.4.2016 iyagoo si wada dhamaystiran u soo dhameeyey Gudida Fulinta ee la siiyey laba sanno oo mandate. https://www.youtube.com/watch?v=XjibpIho8Eo&feature=youtu.be
05/03/2016
XAFIISKA CUSUB UU KULMIYE KA FURTAY FINLAND !
Guushii uu xisbiga Kulmie ee laantiisa Finland soo hooyey waxay tusaale lugu deydo u noqonaysaa laamaha kale ee Yurub ama North America . Waa dhaqaaq guul ah taagerayaashuna ku dhoola caddeenayaan. Xisbiyada Qaranka ee Wadani, Kulmiye iyo Ucidba kumalaha qurbaha xafisyo rasmi ah oo xogta xisbiga lagu xareeyo ama lagu keydiyo.
https://www.youtube.com/watch?v=-pTo4efPTxA
Taagerayaasha xisbiga waxaanu ku warhelineynaan iney ka soo qeyb galaan furitaan xafiiska cusub ee xisbiga Kulmiye magaalada Helsinki xaafadda Herttonieme- 28.2.2016 saacaddu waa 17:00. Kala soo xidhiidh 0465656745
Walaal waxaad halkan ku arkeysaa laanta Kulmiye ee Finland oo 2009 la asaasay. ka Qayb gal oo Qaybi ! Waxaad kala soconeysaa warka xaqiiqda aha iyo wax qabadka laanta.
Xisbiga Kulmiye laantiisa Finland KULMIYE Waa xisbi siyaasi waddani ah oo la asaasay bishii May ee sannadkii 2002. Ujeeddadiisuna tahay sidii Somaliland ay u gaadhi lahayd himilooyinkeeda a
24/02/2016
Daawo:Xisbiga Kulmiye Laantiisa Finland Ayaa Qabsatay Shir Lagaga Hadlaayey Dardar Galinta... Finland(CYN)Daawo:Xisbiga Kulmiye Laantiisa Finland Ayaa Qabsatay Shir Lagaga Hadlaayey Dardar Galinta Doorashada 2017 Lagu Wado Inay ka Qabsoonto Dalka
24/02/2016
Horumarka ay Gaadheen Jaamacadaha Somaliland !
Qalab Caafimaad oo lagu baadhi doono Nadaafada Caanaha oo lagu wareejiyay Jaamacada Burco. Togdheer News Network, Warka , Burco, Togdheer, updating from burco, heeso, jacayl, waxbarasho, caafimaad, somali video, daallo, hadraawi, somaliland education, caafimaad
Alue
Ota yhteyttä koulu
Nettisivu
Osoite
Helsinki