Abshir hamdi shek

Abshir hamdi shek

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abshir hamdi shek, College & University, Jijiga.

28/10/2021

Gabadhi qosolka iyo riwayada badnayd k*k

26/10/2021

Ubadkay nuujisa na dhax yalla minaanim 🤣

iyo share

12/10/2021

Hadad qosli waydo like iyo share ha iisin

Lkin hadad qososho waa inad isiisa 🤣

Photos from Abshir hamdi shek's post 29/09/2021

Cawana waa dhaliyay
Yallow card iska filo haduu sidan
U celebarday

22/08/2021

Ciyaal Arsenal iska nasta sxiipayal

22/08/2021

Xariifkan soo qabo hadad 😂
MMohamed Gangaale GabooseGMohamed Gangaale GabooseGMohamed Gangaale Gaboose😂
Saano dhan maxad ugu dhamaysay
Shaqo raadin miyaa hhhh

14/08/2021

Marku jaceylkaagu ku casho geeeyo
Ee abaha si kadis aha hoTelka usoo gallo

13/08/2021

Abwan sooran waa malin jumce ahee usoo duceeye

12/08/2021

Pilot book one
Wiil ka shaqeeya nadafada diyaaradaha
Ayaa kursiga duuliyaha hoostisa wuxuu ku arkay buug ciwaankisu yahay bârashada duulimaadyada )
Waxa uu ku fadhiistay kursigii duuliyaha
Waxa uuna lasoo baxay buugi boga 1 waxa ku qora si aad u kiciso diyaarada riix botonka cagaran waa riixay
Waxa dhaqaqay engine kii matorki diyaarada waxa hoos ku qoran fiiri boga 2 aad boga labaad waxa ku qoran si ay diyaaradu ugu cararto wadada (run way ga ) riix botonka jaalaha aha waa riixay diyaaradii wadada ay ku carartay hoos waxaa ku qoran fiiri boga 3aad waxa ku qoran si ay diyaaradu hawada ugasho riix botonka guduudan waa riixay diyaaradi hawada ayay gashay aad ayuu u farxay 30 daqiiqo kadib ayuu damcay inuu dajiyo hóos waxa ku qoran fiiri boga 4aad waxa ku qoran si aad u dajiso diyaarada soo dajiso soo iibso buuga 2aad

Waxa laga hêla dukaanka ,, duuliye buug shop oo ku dhax yaala Airportka

Wiilki manta ayaa lasoo âsay uun
Ar siyaasada deeganka somalida siyaasi bog one aqristay ,, mar uun xil ii dhib siduu u dajin doona ma ogi

FG aragtidada xor ayaad u tahay wixii qaldan iga sax

Xigasho
pageka inoo dhaha asxabta

11/08/2021

Gobanimo hawada siin Ruxad galab is baratan
Hana modin gacalka

soo dhaha

10/08/2021

War bal freee soo dhaha kuwii
Xagjirka aha ee somaliland lalahaa
Wiilki Ogaadeen ayay xidheene

Freee freee mohamed kadheeri

09/08/2021

Hadii aad caruurnimadi ku ciyaari jirtay

Magacee u taqiinay

soo dhaha pagkeena

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jijiga