07/08/2026
π HAMBALYO SANAD-GUURADII 10AAD EE TIMAWAYNE ACADEMY! π
Maanta waxaan si sharaf leh u xusaynaa 10 sano oo aan u heellannayn horumarinta aqoonta iyo kobcinta xirfadaha bulshada. Tan iyo 3-da Agoosto 2016, oo ahayd maalintii aan bixinay fasalkeennii ugu horreeyey, waxaan si joogto ah u dhisaynay jiilal aqoon iyo karti leh.
Si aan idiin la qaybsano farxaddan, waxaan idiin diyaarinay dalabyo mar la arag ah ah oo ku kooban Sanad-guurada 10aad:
π SketchUp Multi-Storey β 20% Qiimo Dhimis
π BOQ Multi-Storey β 20% Qiimo Dhimis
π Procurement & Contract Management Professional (PCMP) β 10% Qiimo Dhimis
β³ Dalabyadan gaarka ahi waxay soconayaan muddo kooban. Ha seegin fursaddan!
Maxay kaga duwan yihiin koorsooyinkan kuwa lamidka ah? Jawaabtu waa:
β
Macallimiin khibrad leh
β
Tababar ku salaysan mashaariic dhab ah
β
Shahaado dhammaadka koorsada
β
Barnaamijyo tayo leh oo ku salaysan baahida suuqa shaqada
Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan ardaydeenna, macallimiinteenna, waalidiinta, saaxiibbada iyo bah-wadaagta nagu garab istaagay safarkan. Guushiinnu waa guusheenna.
10 sano oo kalsooni, tayo iyo horumar. Safarkeenna wuu sii socdaa, waxaana rajaynaynaa inaan idinla gaarno guulo ka waaweyn kuwii h**e.
π Timawayne Academy β Shabelle Business Center (Kaah), Jigjiga
π± WhatsApp/Telegram: +251909223300
π Iska diiwaangeli: academy.timawayne.com/register
π© Isdiiwaangeli maanta oo ka faa'iidayso qiimo-dhimista Sanad-guurada 10aad!
Empowering Minds. Building Futures.