28/08/2026
Top 10 Students - Computer Department
Maamulka iyo macallimiinta Mac'hadka Darajo waxay si weyn ugu hambalyeynayaan ardayda ugu dhibcaha sarreeya imtixaanka Mid-Exam ka.
Waxaad tihiin tusaale lagu deydo iyo mustaqbalka Waaxda Computer-ka!
Dadaal iyo Duco Waalid Baa Darajo Lagu Gaadhaa.