10/09/2024
HADHKAGU MARBU HADHA. Ooy HaBen TahayE HaMi iyo Go.an adaG La How NoLaLi wa HowLe
😞 Waziir Pollo
HaDaL HeynTu wa SharaF MarKaD taHay QoF HorMaraY
10/09/2024
HADHKAGU MARBU HADHA. Ooy HaBen TahayE HaMi iyo Go.an adaG La How NoLaLi wa HowLe
😞 Waziir Pollo
MiYaN Ku CuNTaMi WaYaY😥
25/08/2022
Xasusin wll Marka H**e cawa wa jimco an ka capsano allah MarKa Lapad An padino saliga napiGa Scw Scw Scw
25/08/2022
Josephine Myrtle Wa Gabar Mareykan Ah Waxay Dhalatay 1868 Waxayna Lahayd 4 Lugood Ayado Sidaas Ay Tahay Waala Guursadey.
Waxa aad Ka Fakareyso Ayaan Aniguba Ka Fakarayaa😄
ninkaas hadda ma sidaas buu labo xaasle ku ahaa?🤔😂😂
25/08/2022
Casemiro:🗣"Shaki kuma jiro inaan aad u faraxsanahay, si diiran ayaa la ii soo dhaweeyay, waxaan horey u dareemay kalgacalka gaarka ah ee qof walba ii qabo dabcan taasi waa mid muhiim ah."
“Waan ognahay in halkan ay tariikh aad u weyn ay taalo, waa naadi leh taariikh cajiib ah, kaliya ma ahan garoonka balse kooxda sidoo kale, wax walba way ku guuleysatay kooxdan."
"Waxaana rabaa inaan la kulmo asxaabtayda cusub oo aan caawiyo kooxdan, aniguna waxaan ahay hadda ciyaaryahan Man United ah.”
"Jaceylka ay ii qabaan kuwa igu xeeran waxay ahayd wax cajiib ah markii aan imid, Dadku runtii saaxiib-bay ila ahaayeen, waxay ii muujiyeen kalgacal badan, taasina waa waxa aad jeceshahay inaad ka dareento qof ahaan."
"Ma garanayo in dad badani ay garanayaan arrintan, laakiin waxaan ku ciyaaray Old Trafford aniga oo 15 jir ah, markii aan joogay São Paulo, waxaanan ku haysataa filimkaas maskaxdayda, 15 sano ka dib halkan ayaan ku soo noqdey si aad ugu ciyaarto Man United.”
"Hadda oo aan halkan imid waxaan ahay qofka ugu farxadda badan ee ku nool aduunkan, mana sugi karo inaan tayadeyda kusoo bandhigo garoonka dhexdiisa oo aan caawiyo saaxiibadeyda kooxda iyo inaan ka caawiyo United inay badiso kulamo badan iyo inaan koobab kula guuleysto.
"Horyaalka Premier League waa riyo in laga ciyaaro, waa horyaal cajiib ah, ixtiraamka ay taageerayaashu u hayaan ciyaartoyda, ciyaartoyda sidoo kale way ixtiraman taageerayaasha, iyo garsoorayaasha, sidoonkale garsoorayaashuna way ixtiraman ciyaartoyda, taasina waa arin xiisa leh."
"Xaaskaygu waxay ku hadashaa afka Ingiriis, waxaan haystaa gabadh 7 jir ah iyo wiil halsano jir ah, markaa waxay ugu hadlaan luuqa Ingiriis si ka fiican sidaan ugu hadlo anigu."
"Runtii aad ayaan uga xumahay adiga (Wariyaha) iyo dhamaan taageerayaasha Man United in aanan wareysigan ku bixin af Ingiriis, laakiin waxaan rabaa inaan barto, waxaan rabaa inaan barto sida ugu dhaqsaha badan."
"Marka [aad] ka dhoofto garoonka diyaaradaha ee caasimadda, waxaad dareemeysa
25/08/2022
Man United ayaa la soo xiriirtay Antony iyo wakiiladiisa si ay u soo gudbiyaan dalab cusub oo rasmi ah si heshiiska loo dhameeyo sida ugu dhakhsaha badan. Man Utd ayaa ku dadaaleysa sidii ay ula soo saxiixan lahayd Antony oo ah mudnaantooda koowaad.
Heshiis 5-sano ah ayaa lagu heshiiyey 10 maalmood kahor.
Xigasho: [Fabrizio Romano].
Antony Day🔜⏳️
-FarHaN ahMett
19/08/2022
💔💐 Cajiib Bal Waxyar Akhri🙏😱
✔️1-Wey adag tahay sidad ku ilowi laheed qof aad jeceshahay misne qof kaLe kaa door biday😢
✔️2-dunidan wey wajiyo badan tahay mana dareemi karno gortay thy dhamadkeda ama bilowgeda🙂
✔️3-ficnan laheda hadii aan ogan laha wax walbo dhamadkod waayo maba sameyeen bilowgood😨
✔️4-damirkeyga ima uusan siin inan qofna farxadisa hor istaagi ducaan kugu sagootinaya🤲
✔️4-aniga ma aqaan sida loogu tago ruux jaceyl aan u qaaday waayo maba rabi inuu darteyda la murugodo😭
✔️5-qofkad calmatay kula cawey farxad iyo reyn reyn lana nolow nolol mideda ugu qurxoon🎈
✔️6-lkn waxad weyn doontaa ruux inyar xita aniga iga shabaHa
✔️7-nolashada wad u tahay xur lkn ma ogid nolol kale inad saartay quful aan furaba laheen🙃
✔️8-xaqiiqatan qofk hadii uu mar dhawacmo weligis ma sameyn doono jaceyl taas ayaan aaminsanahay😭
✔️9-ku nolow nolol mideda ugu sareysa iska qosol iskana farax lkn ha ilobin inuu ruux darta mugdi u galay💔
✔️10-jaceylkaba hadii uu ahaan laha qof cidna manta ma dhibtodeen😢
24/07/2022
Wxn jeclaan lahaa 💔hal
Naag oo jaynays👫 ah
zi ay ucunto dhamaan xayawaanada
🦂🦗🕷🐞🐙🐌🦟🦠noloshayda ku jir 😏
Ma so padina video
13/09/2021
Waxuu I SheegaY MiD Ka MiD Ah Dadka Saboolka AH Waan Oynaa😭 NolosheeNaDa Oo DhaN
Balse Markii Aan QosoLno 😂Sawir📸 Inta Ay Naga Qaadaan Ayay Ku Soo Qorayaan Farxadu Uma Baahno Hanti😢🥺