Eastern Africa International College

Eastern Africa International College

Share

Eastern Africa International college is one of the leading excellence of academic environment.

Eastern africa is one of the colleges in the eastern part of ethiopia particalarly Somali region.

19/03/2026

Eid mubarak .

Photos from Eastern Africa International College's post 18/02/2026

Hanbalyo Hanbalyo dhamman ardayda kaqalin badalatay Eastern Africa international college.
waxan idinleenahay guulaysta,inshaa allah.

20/11/2025

Enrol now.
isdiwaangali.
1. Medical laboratory technician
2. pharmacy technician
3. clinical nursing
4. accounting and finance
5. HRM
6.ICT

09/11/2025

dhiirigalintu waa awood iyo rajo abuur !!

Photos from Eastern Africa International College's post 09/11/2025

Ardayda dhigata waaxda barashada daawooyinka( pharmacy department section A) iyo xanuunada ayaa maanta macalimintooda qabtay xaflad ay ugu mahadnaqayaan maamulka iyo macallimiinta kulliyada .
Runtii ardaydu waxay muujiyeen iskuduubnaan iyo kalgacal ay dhexdooda iyo kuliyadaba uhayaan.
waxan idinku dhiirigalinaynaa fikirkasta oo danta guud qurxinkara.
Mahadsanidiin.
Guulwacan inshaa allah

02/11/2025
02/11/2025

Eastern Africa International College, waxay idinkusoo dhawaynaysaa gacmo furan iyo waxbarasho tayo leh.
Hada isdiwaangali.

Photos from Eastern Africa International College's post 13/10/2025

Qaybta 1
kulankii wacyigalinta ardayda dhamaystay fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedkii tagay 2017 Ec.
Qodobada ugu muhiimsan ee ardayda laga wacyigaliyay waxa kamid ahaa:-
1. Maaraynta iyo kafaaiidaysiga wakhtiga
2. Habka ama doorashada takhakhuska ( department selection)
3. xalinta iyo adkaysiga caqabadaha soofoodsaarikara xiliyada ardaynimada.
Mahadsanidiin dhamman ardayda kasoo qaybgashay.
4. dhibaatooyinka balwadu leedahay ( qaadka, sigaarka, xashiishad IWM)

11/10/2025

kulanka wacyigalinta ardayda dhamaystay fasalka 12aad ee sugaysa inay galaan jaamacadaha iyo kulliyadaha ayaa waxa idin diyaariyay maamulka iyo macallimiinta kuliyada Africa international college.
wixiii faahfaahin ah boodhka akhri.
mahadsanidiin

23/09/2025

asc dhamman bulsho weynta nagu xidhan waxan idinku bushaaraynaynaa inan bilaabidoono diwaangalintii sanad dugsiyeedka 2018 ec/ 2025 gc.
sidaas awgeed dhamman ardayda dhamaysatay dugsiga sare waxan idinleenahay soodhawaada.
kusoo dhawaada Hormuudka kuliyadaha gaarka looleeyahay ee Eastern Africa international college.
mahadsanidiin

Photos from Eastern Africa International College's post 04/07/2025

Marka koowaad waxa mahad oo dhan usugnaatay eebe (Allah) oo guushan noo qadaray.
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan shaacino in Eastern Africa International College ay ku guuleysatay Kaalinta 1-aad ee kuliyadaha gaarka loo leeyahay, qiimeynta warbixinta sanad miisaniyadeedka 2017, ee ay dhawaan sameeyeen Xafiiska xirfadaha iyo shaqo abuur ka DDS.
Guushan weyn waxay caddeyn u tahay dadaalka joogtada ah ee aan ugu jirno kor u qaadista tayada waxbarashada iyo soo saarista Jiil ku hubaysan aqoon iyo xirfad. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaliminta iyo shaqaalaha kala duwan ee doorka weyn ka qaatay guushan. Waxaan sii wadi doonaa inaan sare u qaadno tayada waxbarashada ardayda waxka barata kuliya Eastern Africa International College.
We are delighted to announce that Eastern Africa International College has secured 1st Place among private colleges in the performance evaluation of the 2017 year report, recently conducted by the Somali Regional State Skills and Job Creation Bureau.
This remarkable achievement is a clear reflection of our continued efforts to enhance the quality of education and to produce a generation equipped with knowledge and skills.
We extend our sincere gratitude to all our dedicated instructors and staff who played a key role in this success. We will remain committed to further improving the educational standards for all students studying at Eastern Africa International College.

Want your school to be the top-listed School/college in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Jigjiga Kebele 06 Around IRC
Jijiga