Somali Press

Somali Press Meesha aad joogtaba alle ka cabso,
War sugan,

“Bililiqeysiga Diridhabo ma diidi kari waayeen 200 ee dhufaana ee DDS ee Shirkii? iyo Taariikh xumada haysata Mustafe & ...
26/08/2026

“Bililiqeysiga Diridhabo ma diidi kari waayeen 200 ee dhufaana ee DDS ee Shirkii? iyo Taariikh xumada haysata Mustafe & Koromadii weheliyey!!!

“Aragtideyda weydiidi kareen Bililiqeysiga Diridhaba, in lalla wadaago maamulka QOWMIGA ah sida Axmaaradu u diiday in lasiiyo Adis Abba.

“Sababtoo ah Mustafe & 200 ee Ergo ku sheegta ahaa maanta iyagaa ka awood badan Oromada, balse waxaaban u maleyni in Xiniinyahoodii lagaga dhufaanay Jigjiga, oo Xiniinyo ay ku hadlaanba ayna la tagin Shirka.

“Hadayna tuhunkayga wax kajiri waxa Qadaf & Dhul boobka iyo Xadgudubka Dadka Soomaaliyeed Shirkaa Oromo oogu geystay Qof Soomaali dhab ah ma aqbaleen xataa hadii ladillayo!!!!.

Waxaase Shirkaas kala soo laabtay TAARIIKH MADOW MUSTAFE & 200 ee la socotay, xataa Caruurtooda wey saameyndoontaa!!!

“Waxaa Shirkaas ku beenoobay sadex Odhaah, labana wey naga soo Afjareen hadaanu nahay ONLF:

1-Waxaa beenowday TAAKA DHUL Soomaaliyeed ah kursi ku doorsan maayo oo ahayd kalmad uu horay u yidhi MW Mustafe M Cumar. Taariikhda baal Dahab ah ayuu kagalilaa haduu diido oo Shirka iskaga soo baxo Isaga iyo 200 ee Koran ee uu wadayba sida Madaxweynaha Axmaarada iyo Ergadii aan dhufaaneyn ee la socotayba balse fursadaa Mustafe waa seegay ( Ceebeey Tacaal). Waxayna ahayd waxbaba mayeeli karto Oromadan 4 jiho xabado kaga socotee inay wadartoodba diidaan, waxaa Soomaali ceyma u noqon lahay hadii 5 Qof diidilahayd ama 1 nin oo reer Diridhaba ah!!! majirto waana sababtaan oogu magacdaray DHUFAANO.

“Waxaa ka loo beenowday iyana
2-Anagoo ONLF ah oo uu gudoomiya nooyahay Cabdikariin Sh.Muuse (Qalbidhagax) ayaa Siyaasad ku halgameyna, Aayakatashiga S.Galbeed ayaanu u halgameynaadii Xataa Beenteedii Sheegotaankeedo ayaa Sharcidaro laga dhigay kkkk. Kadib Ergadii halkaas ka joogtay Kooxdaad markii laga waayey HAL QOF oo kabaxay Shirkaas, oo ka dhabeeya Halgankey sheeganayeen!!! Ilaahoow Ceeb ha noodilin!!!!

“3- Waxaa badnay Dooda Masuuliyiinta Maamulka DDS ay ku doodi jireen inay fadhiyaan Miiska Itoobiya looga taliyo, go’aanadeeda Masiiriga ahna ay wax ka jaanjooyaan oo Mudane Aadan Faarax yahay Raiisulwasaare ku xigeenka Itoobiya. Hadaba waxaa go’aandii Shirkani cadeeyeen inay Masuuliyiinta Soomaalidu ay fadhiyin Miiska lagu gaadho Go’aanada, oo ayna xataa waardiye ka’ahayn, kadib markii uu Aadan Faarax Difaaci waayey Magaaladuu ku dhashay Diridhabo, ee uu Maayarka ka soo ahaa in Oromo ka faramaroojiso Soomaali, gaar ahaan Qabiiladiisii iyo Gurgura, siiba isaga iyo in la soo xukuntay. Runtii MW Mustafe waxaa kunjeer ka ceeb badan RWK Aadan Faarax oo kalmar difaaci waayey Magaaladuu ku dhashay ee Diridhabo.
Tani waxay beenineysaa Doodii ayahayd waxaan fadhinaa Miiska Itoobiya looga taliyo waxay markhaati u tahay Doodanadii ahayd War Miisna Mafadhiyaan, waardiyana xataa k**a aha xafiisyada Miisku yaalo. Wiilka miiska u fadhiya dadkiisa waa Wiilka Caasimadii Itoobiya u sharciyeeyey inay tahay mid sigaara u leeyihiin Dadkiisa Oromadu, Waana Abiye Axmed.

“Anagu waan ogeyn inayna dhab ahayn waxbana ka jirin labadaas Qodob laakiin Shalay kadib waxaa naga soo afjarmay Labana Dood ee odhanaysay:

“1-Ismaamul noogooni ah ayaan leenahay, Anagoo Soomaali ah ayaan kaligano haysanaa, oo aan maamullaa!!
2-Hadaan guitaandooneyno, waxaa noo damaanad qaaday Qodobka 39 ee Tastuurka Itoobiya, ee ONLF haday guitaan rabaan Tastuurka dalkaaba u ogol ee ha yimaadaan!!

“Marka hada oo aan Halgan Xabad ahi soconin hadii Dhulkii iyo Shaqadii iyo Ganacsigiiba ay Xabashi kawareegtay Shacabkeenii Haduu Halganka Qoriga ahi u bislaaday Soomaali Galbeed ee iyo intii Beentaas lagu maaweelin jirayoow hada ka horoow.

“W/Q cabdi wali Husen Saamiya Ibraahin Gaas

21/08/2026

Mayaqano suraha benta iyo sasabde ....

Galaal Xoor Og

21/08/2026
20/08/2026

Xogaha aan ka helayno Teamka isku Raranka ah ee ku faana in ay ree cabdile matalaan ayaa sheegaya in ay kala furteen mustafe suuqa kaga sheekeeyaan ay galaafan doonaan mustafe
Waa Ina h**e iyo teamkiisee,
Mustafa Omer

20/08/2026

Ninka qofkii numberkisa haya ha isoo Waco .
Ninkaas waa gar dhigatay Ree cabdilaw ninkaas lacag halo diro fadlan .
TAYO TV
Temesgen Tiruneh - ተመስገን ጥሩነህ

19/08/2026

TPLF/EPRDF iyo Dhismaha Awoodda Dhaqaale gaar ah:

Markii TPLF iyo EPRDF ay 1991-kii la wareegeen awoodda siyaasadeed ee Itoobiya, isbeddelku kuma ekaan dhismaha dowlad iyo nidaam siyaasadeed cusub. Waxaa sidoo kale bilowday dhismaha awood dhaqaale oo muddo dheer sii jiri karta.

TPLF iyo xisbiyadii kale ee EPRDF waxaa lala xiriiriyay samaynta shirkado ganacsi oo ka shaqeeya qaybo kala duwan oo dhaqaalaha ah. Shirkadihii TPLF waxaa markii dambe lagu ururiyey dalladda EFFORT (Endowment Fund for the Rehabilitation of Tigray).

Halkee ayuu ka yimid raasumaalku?

Doodaha iyo cilmi-baarista ku saabsan shirkadahan waxay soo jeedinayaan in raasumaalkii bilowga ahaa aanu dhammaantiis ahayn hanti gaar loo lahaa. Dhaqaalaha ugu badan wuxuu aha deeqihii ay deeq bixiyaasha caalamka ee guud ahaan Ethiopiya loogu deeqay iyo hantidii iyo shirkadihii dowlada oo loo soo weeciyay xagooda.

Shabakadda dhaqaale waxay gaartay qaybo badan:
• Macdan: Ezana Mining – dahab iyo sahaminta macdanta; Saba – marble, granite iyo limestone.

• Sibidh: Messebo Cement.

• Engineering & Warshado: Mesfin Industrial Engineering.

• Dhismo: SUR Construction.

• Ganacsi & Import/Export: Guna Trading House.

• Gaadiid & Logistics: Trans Ethiopia.

• Textile & Leather: Almeda iyo Sheba Tannery.

• Beeraha & Xoolaha: shirkado ay ka mid yihiin Hiwot Agricultural Mechanization iyo Tesfa Livestock.

• Dawooyin: Addis Pharmaceuticals.

Waxaa halkan ka muuqda silsiladdo dhaqaale: Macdan , Warshad , Agab, Dhismo , Gaadiid , Ganacsi iyo Suuq.

Waxay kaloo muujinaysaa sidda ay isugu xidhan yihiin siyaasada iyo dhaqaalaha.
Siyaasad → Dhaqaale → Awood Waarta

Awood siyaasadeed way is beddeli kartaa, laakiin shirkado, hanti, maalgelin iyo shabakad ganacsi waxay sii jiri karaan muddo dheer.

Waxaa kaloo jirtay in nidaamkii shirkadaha iyo warshadaha dowlada private laga dhigay ayna iyaga gacanta u gashay, sidoo kale waxaa bankiyada lagu amray in ay u fideediyaan daymaha shirkado markaas abuurmay.

Warbixinahan waa qay ka mid ah darasado muddoba socda oo guud ahan Ethiyiopiya iyo deegaankaba.

Waxaa xusid mudan in Madaxweyne Cabdi Muxumed uu qaatay qorshe la mid ah kan TPLF ee samaynta awood dhaqaale oo ka madax banaan miisaaniyada iyo xukuumada, isagoo sameeyay shirkado iyo hay'ado la mid ah effort.

La soco qormada xigta : Maxay Etiyoobiya ugu baahatay wada tashi qaran hadda maxay isaga eg yihiin kii 1991 Addis ka dhacay.


19/08/2026

GEED WAYN HADHKIISIYO
goba waa la dhawrtaa.

19/08/2026

Cumar faruq ma is casilay Horta Mise wali hunguribaa kahaya qorshaynata.

19/08/2026

Qodobkii 39aad ayaa lagasaray dasturka Ethiopia .
Waxaan masuliyadaa qaday Mustafa Omer .

19/08/2026

Ragii aan kasuagaynay dalka wax lama qayb sado waxayba Iska soo jareen guryo hanala siiyo

Kuwaasba inay dalka laqaysadan kasugaynaaa.

Address

Jigjiga
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share