MURTI MAALI
Tabin
19/09/2022
17/09/2022
Waxa laga Yaaba inuu Hada Maskaxdada Shay Ka Dhex Guuxayo Balse Ogow in badan oo inaga mida ayaa Xanuuno La il daran Oo sariir U saaran in ay Mar uun Caafimaadkodi dib U helana Ku taamaya
❣ Alxamdulilaah 👈
Ma Taqaan Hal Maahmaah Oo Dumarka Ku Sabsan
11/04/2022
Warar Hada Soo baxaya ayaa Sheegaya in Daaciga Wayne Sheikh Dr.Zakir Naik Ay Dawlada Malaysia ay Ku Fasaxday inuu Qabto Bandhig Diineedyadii Uu Dadka Kaga Jaahil tiri Jiraya Diinta Taasi Oo Ay Dad Badan Ku Qanci jireen Habka uu uga Jawaabo Su aalaha Ay Dadka Gaalada Ahi Waydiiyan
Sheekha ayaan Mudo 10 sano ah aan Qaban Wax Bandhig Diiniya ah sababo La Xiriira In Wadanka uu ka soo Jeedo Ee Hindiya ay Dacwad ka dhanka sheekha U Gud Bisay Booliska Aduunka Ee interpol Balse Hada Wixii ka Dambeya Xor buu u Yahay inuu Dadka ka Jaahil tiro Madmadowga Kaga Jira Islaamka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Dagahle
Jijiga
08/01/2025