NexGen Technologies

NexGen Technologies NexGen Technologies is a dynamic and innovative technology company dedicated to delivering high-quality tech-related services.

Our primary focus is on providing short-term training solutions to empower individuals and businesses.

16/05/2026
Bahda NexGen waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ardayda si heer sare ah u soo bandhigay Final Project-kooda. Wax...
06/05/2026

Bahda NexGen waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan ardayda si heer sare ah u soo bandhigay Final Project-kooda. Waxaa si gaar ah loogu bogay xirfadaha aad barateen iyo sida quruxda badan ee aad u soo jeediseen final project.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa mustaqbalkiinna! πŸŽ“πŸŽ‰πŸ‘βœ¨

πŸ“ Waxay ku taallaa magaalada Jigjiga, dabaqa Rabaah

πŸ“ž La xiriir: 0932507695 | 0922751073 | 0915006236

Nexgen technologies Training Courses !πŸ“ Location: Magaalada Jigjiga, dabaqa RabaahπŸ“ž La xiriir: 0932507695 | 0922751073 |...
06/05/2026

Nexgen technologies Training Courses !

πŸ“ Location: Magaalada Jigjiga, dabaqa Rabaah

πŸ“ž La xiriir: 0932507695 | 0922751073 | 0915006236

πŸ“’ OGEYSIIS – QAADASHADA ARDAY CUSUBWaxaan dhammaan bulshada ku wargelinaynaa in bisha March 2026 aanu bilaabnay qaadasha...
01/03/2026

πŸ“’ OGEYSIIS – QAADASHADA ARDAY CUSUB

Waxaan dhammaan bulshada ku wargelinaynaa in bisha March 2026 aanu bilaabnay qaadashada arday cusub.

πŸŽ“ Courses list:-

1️⃣ Graphic Design
2️⃣ Video Editing
3️⃣ Computer Hardware
4️⃣ Computer Network
5️⃣ Microsoft Office
6️⃣ Mobile Maintenance
7️⃣ Web Development
8️⃣ Advanced English

πŸ“ Diiwaangelintu way socotaa!

🏒 Hoyga Barashada Xirfadaha – NexGen Technologies

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga soo wac: +251963878085 // 0905299769

Waxaan dhamaan bulshada Jigjiga ogeysiinaynaa inaan bilownay qaadashada arday cusub ee bisha September 2025. Koorsooyinka la bixinayo bisha September waa kuwa hoos ka muuqda:-

1; Graphic Design
2; Video Editing
3; Computer Hardware
4; Compter Network
5; Microsoft office
6; Mobile Maintenance
7; Web Development

Diwaangalinta way Socotaa, wixi faahfaahin ah numberkan naga soo wac
0915006236 // 0963878085

Baro Xirfad oo Beegso Shaqo"Xirfaddu Waa Fureha Mustaqbalka!" πŸ”‘πŸŽ“Hambalyo iyo bogaadin ardayda dhamaysatay barashada xirf...
31/12/2025

Baro Xirfad oo Beegso Shaqo

"Xirfaddu Waa Fureha Mustaqbalka!" πŸ”‘πŸŽ“

Hambalyo iyo bogaadin ardayda dhamaysatay barashada xirfadaha kala duwan ee:
🎨 Graphic Design
🎬 Video Editing
πŸ”§ Mobile Maintenance
πŸ–₯️ Microsoft Office
🌐 Networking
πŸ› οΈ Hardware Maintenance

Barashada xirfadaha casriga ah waa maalgelin noloshaada mustaqbalka. Waxay kuu fureysaa fursado shaqo iyo horumar shaqsiyadeed, xilli ay tartan tahay helidda xirfad la taaban karo.

Ardaydan waa tusaale cad oo muujinaya dadaal, go'aan adag iyo rajo mustaqbaleed. Guul baan idiin rajaynaynaa, hana ilaawina: Xirfadu waxay idiin horseedi kartaa nolol xor ah!


πŸ“ Waxay ku taallaa magaalada Jigjiga, dabaqa Rabaah
πŸ“ž La xiriir: 0932507695 | 0909991878 | 0915167517

Waxaan dhammaan bulshada Jigjiga ogeysiinaynaa inaan bilownay qaadashada ardayda cusub ee bisha December 2025.Diiwaangel...
27/11/2025

Waxaan dhammaan bulshada Jigjiga ogeysiinaynaa inaan bilownay qaadashada ardayda cusub ee bisha December 2025.

Diiwaangelintu way socotaa, wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir lambardaan 0909991878 // 0905299769

22/11/2025

Baro Xirfad oo Beegso Shaqo!

Waxaa socota diiwaangelinta koorsada dayactirka moobilada (Mobile Maintenance) .

Fursad dahabi ah oo aad ku baran karto xirfadda dayactirka moobillada!

πŸ“ Goobta: Jigjiga, Fooqa Rabaax, Floor 3, Qolka 301

Wac si aad isku diiwaangeliso:
+251963878085 // +251932507695

03/11/2025

Baro Xirfad oo Beegso Shaqo!

πŸ“ Goobta: Jigjiga, Fooqa Rabaax, Floor 3, Qolka 301

Wac si aad isku diiwaangeliso:
+251963878085
+251932507695

Diiwaangelintu way furantahay: Koorsada Graphic Design – October 2025Ma dooneysaa inaad barato xirfad casri ah oo suuqa ...
01/10/2025

Diiwaangelintu way furantahay: Koorsada Graphic Design – October 2025

Ma dooneysaa inaad barato xirfad casri ah oo suuqa shaqada looga baahan yahay?

Fursaddaadu waa halkan!
Waxaa si rasmi ah u bilaabatay diiwaangelinta Graphic Design ee bisha October 2025.

Waxaad baran doontaa:-
β€’ Adobe Photoshop, Illustrator, iyo in design
β€’ logo, posters, social media designs, flyers, stamps, IDs iyo designs kale oo badan

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NexGen Technologies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category