02/05/2026
Barnaamijka Talo siinta Ardeyda Fasalada Shahaadiga ah (Grade 8 & Grade 6) oo dhowr wareeg noqon doona ayaa galabta ka bilaabmaya IQRA.
Waxaan ku bilaabaynaa Ardeyda Fasalada 6aad(Grade 6 students), kaddibna waxaa ku xigi doona ardeyda 8aad ka.
• Ujeeddadu waa in ardeyda la siiyo hagid iyo tabo ka caawinaya inay buundooyin fiican ku gudbaan Imtixaanka.
• In loo fududeeyo inay heli karaan imtixaanadii sanaddii h**e oo meel la iskugu keenay.
• In Macalimiintu kala shaqeeyaan imtixaanadii h**e.
• in lagu tababaro wakhtida sidoo kalena Warqada Answer sheet ‐ da faham fiican laga siiyo.
Waxaad idiin Rajeynayaa Guul waxbarasho Mustaqbal ifaya iyo in aad dhibco fiican ka keentaan Imtixaanka heer deegaan ( National Examination).
IQRA Language Center-Jigjiga
Xafiiska Waxbarashada DDS
Ãhmed Abdi Mahamud
Abdirahman Amin Dirir
Mahamud Khaliif
Abib Mahamed Alale
Jigjiga City