SRS TVET Bureau

SRS TVET Bureau Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SRS TVET Bureau, Education, Jijiga.

13/01/2019 Axad Wasir ku xigineka xafiska tobabarad iyo farasamda ee DDS .Mudane Mohamed Sheikh Ahmed  aya waxa uu nagus...
13/01/2019

13/01/2019 Axad
Wasir ku xigineka xafiska tobabarad iyo farasamda ee DDS .Mudane Mohamed Sheikh Ahmed aya waxa uu naguso boqday kuliyda Tababarada iyo farsamada ee D/hadhgala wasir ku xigenka aya waxa ay ujedka boqshadisu ahyd uu kur galida iyo indha indhaynta gedi socodka waxbarashada ee kuliyda iyo qimynta marxalada kuliyada
Wasirkuxigenka aya waxa uu dhamanba kor Marey qaybaha kala duwan ee kuliyadu ay ka kobanthy intas ka dib aya waxa kulan la qatay masuliyinta kuliyda ugu sarysa oo uu hogaminayo Mareyaha kuliyda Musse MuMin ayaga oo xalkas kaga wada hadaly arimo badan oo muhim ah si wax loga qabto waxybaha ka dhiman kuliyda si loga tageri laha lona dar dar galin laha hawlaha shaqo ee kuliyda iyo gedi socodka waxbrshada kuliyda intas ka dib aya waxa asaguna Markisa ka qayb qatay qorshayshi kuliyda ee ah dhiraynta kuliyda iyo wax ka qabshada cimilda dalka iyo deganka

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SRS TVET Bureau posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category