Khaliif Abdi

Khaliif Abdi ku soodhawaada Warar xaqiiqaa , Page Follow iyo like dhaha.

Madaxweynaha Iiraan , Masoud Pezeshkian wuxuu sheegay inay dhaqangelin doonaan xabbad-joojinta haddii Israa’iil sidoo ka...
24/06/2025

Madaxweynaha Iiraan , Masoud Pezeshkian wuxuu sheegay inay dhaqangelin doonaan xabbad-joojinta haddii Israa’iil sidoo kale ay sidaas samayso.
Wariye Cmc

10/12/2024
27/08/2024

Asc asxabta sharafta badan een halkan ku sxbnay

08/05/2024

Asc asxabtatda qaali ah setihiin

10/04/2023

Barasaabka Ismaamulka Wajeer Ahmed Abdulahi Jiir ayaa Sheegay in Gabadhaha uga sharafta Badan Gayiga Somaaliyeed ay Ku Nool yihiin Ismaamulka Wajeer.

" Gabadhaha Wajeer Waa Kuwa sharaf Leh Xushmad Leh Dhaqan Leh, diin Leh " ayuu yidhe Barasaabka Wajeer Ahmed Abdulahi Jiir

05/04/2023

Asc asxaabey kusoo dhawaada bugeena cusub waxaad ka heli doontan waxyaalo badan oo bulshada faaido uleh waxaan idinka cudsanaa inaad falow soo dhahdaan

16/03/2023

Roobkii Gu'ga ayaa ka curtay Laascaanood.

16/03/2023

DEG-DEG-garab ka mid ah urur-siyaasadeedka Mideeye ayaa GAROWE kaga dhawaaqay sababaha uu ururkaasi u kala jabay.

Address

Jijiga

Telephone

+252905228901

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khaliif Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category